Madaxtooyada Soomaliya Oo War Ka Soo Saartay Kulankii Madaxweyne Farmaajo Iyo Kornayl Muuse Biixi

0
Wednesday February 12, 2020 - 21:48:03 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 3554
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxtooyada Soomaliya Oo War Ka Soo Saartay Kulankii Madaxweyne Farmaajo Iyo Kornayl Muuse Biixi

    Madaxtooyada Soomaliya Oo War Ka Soo Saartay Kulankii Madaxweyne Farmaajo Iyo Kornayl Muuse Biixi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxtooyada Soomaliya Oo War Ka Soo Saartay Kulankii Madaxweyne Farmaajo Iyo Kornayl Muuse Biixi

Muqdisho(HWN):-Madaxtooyada Soomaaliya ayaa markii ugu Horaysay ka hadashay kulankii Adisababa ku dhexmaray Col Muuse Biixi iyo madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo.




Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Soomaaliya Abdinuur Mohamed Ahmed Oo qoraal Kooban Ku daabacay Bartiisa Facebook ayaa Ahaa Sidatan.


"Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan kula yeeshay Addis Ababa Madaxweynaha Soomaaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi.


Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay uga mahadcelinaysaa Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Dimuqraadiga Itoobiya Mudane Abiy Axmed Cali marti-gelinta kulankii shalay."


Dhankale Col muuse iyo Koox wasiiro ah oo Hargaysa kusoo laabtay kadib lakulan koodi Madaxweynaha Soomaaliya ayaa Sheegay inay Ka qeyb galeen Shirkii madaxda Midowga Africa, inkastoo aaysan Cadaymo Sawiraan ka mid yihiin oo col muuse iyo Kooxdiisi aay kaga Soo muuqdeen AdisAbaba aysan jirin.

Loading...
Loading...