Ilmaha Yar Korniinkiisa Caafimaadkiisa Iyo Caqligiisa Keeba U Fiican In La Siiyo Naaska Iyo Caanaha Bowders

0
Monday April 01, 2019 - 11:34:12 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1884
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ilmaha Yar Korniinkiisa Caafimaadkiisa Iyo Caqligiisa Keeba U Fiican In La Siiyo Naaska Iyo Caanaha Bowders

    Sida allah ku sheegay quraanka kariimka Caanaha naaska hooyada lama ag dhigi karo caanaha samayska ah caqliyan caafimaad

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sida allah ku sheegay quraanka kariimka Caanaha naaska hooyada lama ag dhigi karo caanaha samayska ah caqliyan caafimaad
jidhba waa in la dhiiri galiyaa naas nuujinta hooyada iyo dhalaankaKorodhka tirada dadka ugu badan ee labada dawladood ee aduunka wuxuu sahlay in ay sifo khaldan uga faaidaystaan soo saarista cuntooyin daawooyin sharaab aan lahayn wax tayo ah

Xayaysiiska caanaha samayska ah oo aan loo baahnayn in la dhiiri galiyo idaacadaha dalka halka caafimaad ahaan ay ka haboontahay in la dhiiri galiyo naasnuujintaoo ka faaido tayo caafimaad maskax jidh dhis difaac ilmaha ilmahasiinta caanaha samayska ah oo la ogaaday in aanay u fiicnayn ilmaha yar fayaqabkiisa kuwaas oo ku keeni kara cuduro halis ah madaama aan la hubin tayadooda caafimaad caanaha samayska ah



caanaha milk bowdercaanaha dalka somaalia iman jiray waxay ahaayeen caano laba nooc oo kaliya coast nido halka manta ay kor u dhaafeen 404 nooc oo caano ka kala yimaada aduunka caanahaas coasta nido waxay ka iman jireen dawlado aynu la leenahay heshiis ganacsi oo la hubo tayada caanaha ay soo dirayaancaanahas waxay ahaayeen caanotoos looga soo lisay neefka lo adahalka caanaha aduunka inooga yimaada lagu soo adkeeyo nooc ka mida jaandiga samayskooda caafimaad


Waa in dawlada dalku si fiican ula socdaan caanaha cuntooyinka food stuf ration sharaabka daawoyinka dalka dibada uga yimaada si loola socdo hubinta isticmaal ee badeecadahaasdekadaha suuqyada ganacsi

Dalkii hore ee somaaliya waxa iman jiray 2nooc caano milk bowders oo ku iman jiray nidaamsharci ganacsi laba dawladood oo si saxa loola socdo tayadooda caafimaad iyo maadooyinka ay ka kooban yahiin oo ahaa international stander index

Waxa soo raaci jirey caano cartons ku iman jiray oo la odhan jiray caano bodhe caanahas oo inta badan ahaa caanaha hayadaha sida qaxootiyada


Maxaa caanaha loogu soo qori waayey magaca ganacsiga company caanaha ee had iyo goor loogu soo qoraa magacyada haweenka soomaalida jawaabtu waxay u egtahay kalsooni la an company caanaha soo saaray oo aan lahayn shuruuc company caalamiya oo si fiican looga ogyahay suuqyada ganacsiga caalamka ta kale waxay noqon kartaa suuq galin ganacsi oo laga raadinaayo haweenka qoysaska oo ka masuul ah daryeelka caruurta qoyska iyo quudintoodadhalaanka si iib fiican loogu helo caanahaas


Caanaha hada dalka yimaada oo aad u badan ganacsigooda hadana inta badan caanaha saxa waxa ay ka yimaadan dalalka imaaradka oo booyado aad u waawayn ay ka keenan dalka newseland holand etc dalalka imaaradka ayaa dib loogu soo qasacadeeya inkasta oo caano badan oo aan lahayn la socod tixraac caafimaad laga keeno dalka chine caanahas oo inta badan ah copy madaama aanu dalkeenu lahayn qalabkii lagula soconaayey noocyada badeecada kasoo degaya dekedaha dalka ama airport


Waqtigii dawladii hore ee soomalia ganacsigu wuu xadidnaa inta badan waxa uu ahaa ganacsi ku yimaada laba dawladeed oo lala socdo noocyada tayadiisa caafimaad ma jirin ganacsigan hada jira ee ganacsade kasta uu keenayo dalka cunto xaaran iyo xalaal waxay tahayta kaliya ee ay hada ganacsatadu ka door bidaan danta caafimadkabulshadooda waa macash raadin degdega ah

WQ: Dr Buux Ibraahin Aadan

Fayo-dhawre madax bannaan

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...