DAAWO Deg Deg:-Madaxweyne Farmaajo iyo Korneyl Muuse Biixi Kulan Qarsoodi ah Socda

0
Tuesday February 11, 2020 - 18:04:43 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 5547
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    DAAWO Deg Deg:-Madaxweyne Farmaajo iyo Korneyl Muuse Biixi Kulan Qarsoodi ah Socda

    xubno ka socda labadda dhinac ayaa kulanka ku sugan, waxaana lagu sheegay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

xubno ka socda labadda dhinac ayaa kulanka ku sugan, waxaana lagu sheegay

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Addis Ababa ee xarunta wadanka Itoobiya ayaa waxa ay sheegayaan in dowladda Itoobiya ay kulan siisay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo  korneyl Muuse Biixi.


HALKAAN GUJJI OO DAAWO

xubno ka socda labadda dhinac ayaa kulanka ku sugan, waxaana lagu sheegay in kulankaan uu yahay is aragti sidda ay xaqiijiyeen xubno ka mid ah Safaaradda Soomaaliya ee Itoobiya.

Waa Markii ugu horreysay oo ay kulmaan Madaxweyne Farmaajo iyo korneyl Biixi tan iyo markii la doortay.

Madaxdii hore ee Soomaaliya iyo Somaliland ayaa dhowr jeer yeeshay kulamo kala duwan oo kala dhacay London iyo Turkiga yeeshay.





Lasoco Wixii Ku Soo Kordha Goor Dhow Insha'allah

Loading...
Loading...