Suudaan Oo Cumar Al-bashiir ku Wareejinaysa Maxkamadda Caalamiga Ee ICC.

0
Tuesday February 11, 2020 - 17:32:31 in News by
  • Visits: 1445
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Suudaan Oo Cumar Al-bashiir ku Wareejinaysa Maxkamadda Caalamiga Ee ICC.

    Milatariga Suudaan Oo ku Dhawaaqay In Cumar Al-bashiir Lagu Wareejinayo Maxkamadda Caalamiga Ee ICC.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Milatariga Suudaan Oo ku Dhawaaqay In Cumar Al-bashiir Lagu Wareejinayo Maxkamadda Caalamiga Ee ICC. Millateriga xukuma waddanka Suudaan ayaa go’aansaday in madaxweynihii hore Cumar Xasan Al-Bashiir, loo dhiibo Garsoorayaasha maxkamadda Caalamiga ah denbiyada ee fadhigeedu yahay Heeg.

Madaxweynihii hore ayaa wajahaya dacwado la xiriira xasuuq, dembiyo dagaal iyo dambiyo ka dhan ah aadanaha, kuwaasoo ka dhashay  dagaalkii ka qarxay gobolka Darfur ee dalkaasi 2003
.

Al-Bashiir ayaa xukunka ku qabsaday afgambi militari 1989 waxuuna xaunkiisu ka mid noqday xukumada ugu adag Afrika, tan iyo markii xukunka laga tuurayay bishii Abriil ee sanadkii 2019.


Bbc Eglish
Xafiiska Hadhwanaag ee Borama
Loading...
Loading...