C.Ronaldo "Waan Jeclahay Muslimiinta"
Ciyaarahan Cristiano Ronaldo oo u dhashay dalka Portugal
Waan jeclahay muslimiinta waayo waxaan dareemayaa in noloshooda ay dhan walba ka dhameystiran tahay, ma lahan israaf iyo kala sarreyn, waa dad u naxariista midkooda dhibaataysan, waan garanayaa wax badan oo diinta Islaamka ku saabsan waana been sawirka khaldan ee ay warbaahinta caalamka ka bixinayaan diinta Islaamka oo ah mid ku dhisan jaceyl iyo nabad.
Ciyaarahan Cristiano Ronaldo oo u dhashay dalka Portugal una ciyaara kooxda Juventus ee dalka Talyaaniga.
Loading...
Loading...