Somaliland oo ka mid noqatay 9-ka Dal ee ugu dalxiiska badan Caalamka

0
Tuesday February 11, 2020 - 06:37:01 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 2095
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Somaliland oo ka mid noqatay 9-ka Dal ee ugu dalxiiska badan Caalamka

    warbixin lagu qoray wargeyska Middle East News oo gobolka Barriga Dhexe

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

warbixin lagu qoray wargeyska Middle East News oo gobolka Barriga Dhexe

Somaliland ayaa kaalinta 9-aad ka gashay goobaha dalxiis ee caalamka, iyada oo qayb ka noqotay goobo ku kala yaalla wadamada Turkey-ga, Iran ,Masar ,Suuriya,Urdun iyo Cumaan, sida lagu sheegay warbixin lagu qoray wargeyska Middle East News oo gobolka Barriga Dhexe kasoo baxa, taas oo ciwaan looga dhigay Goobaha Caalamka dalxiiska ku wanaagsan ee ay Somaliland ku jirto (Degmada Laasgeel).

 

Tifaftire ku xigeenka wargeyskaas Omar Shariff oo warbixintan diyaariyey ayaa sheegay in ay Somaliland kamid tahay meelaha ugu nabadgelyadda badan adduunka , isaguna indhihiisa kusoo arkay.

 

Waxaana warbixintan lagu sheegay in midabyadda ku xardhan buuraha Laasgeel ay lamid yihiin ataarta laga helo barriga dhexe, waxaana lagu sheegay in la sameeyey qoraaladaasi 5,000 ilaa 7,000 oo sanno ka hor.




Loading...
Loading...