Madaxwayne Farmaajo Oo Adis-ababa Kula Kulmay Raysal Wasaaraha Canada SAWIRO

0
Monday February 10, 2020 - 09:59:32 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1737
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxwayne Farmaajo Oo Adis-ababa Kula Kulmay Raysal Wasaaraha Canada SAWIRO

    Addis Ababa (HWN) Madaxweynaha Somaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Addis Ababa (HWN) Madaxweynaha Somaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo
ayaa shir-doceed kula yeeshay magaalada Addis Ababa Ra’iisul Wasaaraha Canada Mudane Justin Trudeau, oo kamid ah madaxda lagu soo casuumay shirka midawga Afrika ee Adis-ababa ka socda.

Kulankan ayay labada masuul waxay kaga  wada hadleen sidii Soomaaliya iyo Canada ay u yeelan lahaayeen iskaashi dhinacyo badan oo waxtar u leh labada dal.



Canada waxay martigelisay Soomaali badan oo haatan kaalin mug leh ka qaata horumarka labada dal, waxaana uga mahadcelinaynaa fursadaha nololeed iyo waxbarasho ee ay la garab istaageen markii ay dalkaas tageen.

 

Loading...
Loading...