Laascaannood:-Dhalinyarro loo qaadannaayo Dab-damiska oo Imtixaan Laga Qaadday

0
Saturday February 08, 2020 - 21:28:58 in News by A. Asbaro
  • Visits: 1628
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Laascaannood:-Dhalinyarro loo qaadannaayo Dab-damiska oo Imtixaan Laga Qaadday

    Laascaannood:-Dhalinyarro loo qaadannaayo Dab-damiska oo Imtixaan Laga Qaadday

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Laascaannood:-Dhalinyarro loo qaadannaayo Dab-damiska oo Imtixaan Laga Qaadday

Hargaysa(HWN):-Ciidamada Dab-damiska Somaliland iyo Dawladda hoose ee degmada Laascaanood ayaa maanta imtixaan ka qaaday dhalinyarro la doonaayo in ay ka mid noqdaan ciidamada Dab-damiska ee degmada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.



Dhalinyaraddan Imtixaanka laga qaaday oo tiradoodu ahayd 150 xubnood ayaa u tartamaayey 25 boos oo ah ciidamada Dab-damiska degmada Laascaanood iyo gobolka Sool.

Waxaanay noqon doonaan dufcadii ugu horeysay eek amid noqda Ciidamada Dab-damiska Somaliland waaxda gobolka Sool, gaar ahaana degmada Laascaanood.






Munaasibadii dhalinyaradan imtixaanka lagaga qaadayay oo ka qabsoontay garoonka kubbadda cagta Cabdi Bille Cabdi, ee magaaladda Laascaanood waxaa ka soo qayb galay badhasaabka gobolka Sool, maayarka Laascaanood iyo masuuliyiin ka socday ciidanka Dab-demiska.

Hadhwanaagnews,Office
Hargeisa,Somaliland

Loading...
Loading...