Golaha Wasiirada Itoobiya Oo Go'aan Ka Gaadhay Xeer Lagu Aas Aasayo Hay'adda Shiidaalka

0
Sunday March 31, 2019 - 16:16:47 in News by
  • Visits: 2131
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Golaha Wasiirada Itoobiya Oo Go'aan Ka Gaadhay Xeer Lagu Aas Aasayo Hay'adda Shiidaalka

    Golaha Wasiirada Itoobiya Oo Go'aan Ka Gaadhay Xeer Lagu Aas Aasayo Hay'adda Shiidaalka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Golaha Wasiirada Itoobiya Oo Go'aan Ka Gaadhay Xeer Lagu Aas Aasayo Hay'adda Shiidaalka


Addis Ababa(HWN):-Golaha wasiirada ee Itoobiya ayaa dood ka yeeshay xeer lagu aas aasayo hay’adda shiidaalka, waxyaabaha laga sameeyo hadhaaga shiidalka iyo qaybtooda.




Sida lagu sheegay war ka soo baxay xafiiska raysal wasaaraha dalka Itoobiya Dr. Abiy Ahmed hay’addan ayaa looga baahan yahay inay hubiso in waxyaabaha laga sameeyo shiidaalku loo isticmaalo si aan waxba yeelan caafimaadka, cimilada iyo deegaanka.


Hay’addan ayaa sidoo kale looga baahan yahay inay hubiso in shiidaalka iyo waxyaabaha kale ee la dhoofinayo loo marayo habkii loogu tala galay oo nadiif ah.


Ka dib markii ay xeerkan soo diyaarisay wasaarada ganacsiga ee Itoobiya ayey golaha wasiiraduna dood ka dib ansixiyeen kaas oo loo gudbiyey aqalka baarlamaanka si ay uga gutaan waajibkooda sharci.



Hadhwanaagnews.com

Loading...
Loading...