Waa In La Jeegareeya Waxa Yaalla Suuqyadeena.

0
Friday February 07, 2020 - 16:06:38 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 815
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waa In La Jeegareeya Waxa Yaalla Suuqyadeena.

    Ummad kastoo aduunyada ku nool waxa ay biriyootiga

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ummad kastoo aduunyada ku nool waxa ay biriyootiga  saaraan cuntooyinka iyo daawooyinka yaal suuqyadooda.


Taas oo ku tacaluqda xaallada iyo caafimaadka mustaqbalkooda ,waana shay masiiraya oo ay iska xilsaaraan horgalayaasha iyo masuuliyiinta kuwoogìi loo igmaday.taas oo ay u kuur gallaan wakhtiyadooda badankìooda



Balse wadankeena gaar ahaan hargaysa in badan lagama war hayo waxa kasoo dega ayboodha taas oo aan in badan la ogeyn waxa inoo imaada.


Balse inkastoo dhawaan laqabtay dawooyin billaa date oo dawladeenu ku amaanantahay sheekadanbaan ku xasuustee.


Maalin dhawayd ayaan is idhi wax kasoo iibso hargaysa,anigoona aaday suuqa,sheekadanbaa na dhex mardhexwaar waar kolgateyadan waa imisa nooc waa dhowr nooc,colgate waa imisa? Waa imisa,wuxuu iigu jawaabay saddex dollar 3$ bal keen idhi deedna is idhi date eeg,kabase waayay waar waa bilaa date!!!igu yidhi waar waa mid farasiiska inooga timidee oo looguma talla gallin inay dhacdo,ninkii is fahmi waynay anigoo yaabaan idhi waar tan bilaa date iga daayoo isii tan date leh ee masar ka timi markaasan ka iibsaday anigoo yaaban markaasan is wayddiiyay yaa dalkeena u maqan haddaba waxaan soo jeedinayaa in loo soo jeedsado la jeegareeyo waxa suuqa yaalla.

Hamse riraash

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...