Madaxweyne Farmaajo Oo Talooyin Ka Dhagaystay Siyaasi Cismaan Kaluun+Sawiro

0
Friday February 07, 2020 - 15:12:47 in News by
  • Visits: 6365
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Farmaajo Oo Talooyin Ka Dhagaystay Siyaasi Cismaan Kaluun+Sawiro

    Madaxweyne Farmaajo Oo Talooyin Ka Dhagaystay Siyaasi Cismaan Kaluun+Sawiro

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne Farmaajo Oo Talooyin Ka Dhagaystay Siyaasi Cismaan Kaluun+Sawiro


Muqdisho(HWN):-Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Marwada Koowaad Maamo Saynab Cabdi Macallin ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Ra’isulwasaare Ku Xigeenkii hore ee dalka Mudane Cusmaan Jaamac Cali (Kalluun) iyo Marwadiisa Maamo Laylo Maxamed Cali.




Madaxweyne Farmaajo ayaa Mudane Cusmaan Kalluun ka dhagaystay tallooyin maangal ah oo ku saabsan xaalada siyaasadeed iyo mida amniga ee dalka.


Farmaajo ayaa dhankiisa kaga warramay halka uu dalku marayo iyo tallaabooyinka ilaa iyo haatan uu maamulkiisu qaaday si loo soo celiyo haybaddii qarannimada Soomaaliya.


Lama oga ujeedada laga lahaa kulankan balse agaasimaha madaxtooyada ayaa sheegay in Maamuuska masuuliyiintii hore ee dalka ay tahay milgo iyo sharaf uu qaranku meel sare ku gaari karo, Waa dhaqan buu yiri loo baahan yahay inaan ku xarriiqno baalasha taariikhda.





Loading...
Loading...