Madaxweyne Muuse Bixii Cabdi waxa Ummadu ka sugaysa Hanaan ka duwankii hore soo jireenka ah ?

0
Sunday March 31, 2019 - 15:57:55 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1168
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Muuse Bixii Cabdi waxa Ummadu ka sugaysa Hanaan ka duwankii hore soo jireenka ah ?

    Ma ah isku (Shandheyn ) ee waa (Xilka-Qaadis )Tallabada uu Madaxweynuhu qaaday. Waa Wasiiradihi la Tuhun

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ma ah isku (Shandheyn ) ee waa (Xilka-Qaadis )Tallabada uu Madaxweynuhu qaaday. Waa Wasiiradihi la Tuhun

 -sanaa oo ilaa Agasimayaashoodii uu raaciyey qaarkood markaan ku ha Xilka-qaadis buuxda ku sameeyey .Waxa kale Madaxweynaha lagga sugaya in Tuhun kii Ummada soo gaadhay ee iminka uu Madaxweynuhu cadeeyey inuu ahaa mid jiray oo xaqiiq ah inuu Umma,u soo bandhigoo ,inta uu leegyahay ?

Sidda jirta waa mid aad kor-ugu qaaday Xukumada Maanta, hadii ay so hufnaan ah u wajahdo wasaradaha Hantida-lunsiga laguu tuhmo amma ku dhaqaqay.



Xagga Ummada and its and ayey u soo dhaweynaysa Madaxweyne Muuse haddii uu la Xisaabtan ka Golihisa Wasiirada iyo Sidda ay u Qabbanayaan Shaqada Qaranka ee loo xilsaaray amma Shaqadoodu tahay.

Hasa yeeshe Ummadu ma doonayso arinka Wasiir Harti-lunsi ku dhaqaaqay inuu noqodo la Xisaabtinkiisu uun Xilka Qaadis kaliya,? Waa arin Ummadu aad u daneynayso in Madaxweyne Muuse ula Dhaqmo Golaha Wasiiradiisa si ka duwan tii soo jireynka ahayd ee Xukumadii hore ku dhaqmi jireen ee wasiirada Xatooyo-lunsiga ku kacay xilka uun lagga qaadi jiray siddaan na lagag hadhi-jiray .


Ugu yaraan waxay doonaysa Ummadu inay mar uun arkaan Wasiirada Hanti-lunsiga lagaga qaaday Xilka Wasiirnimo in Sharciga la la tiigsado oo la soo taago Maxkamda.

Waa ta Ummada jawaab buuxda ka siin karta inay Xukumada Muuse ,tahay mid Sharciga iyo Shuruucda Qaranku, leeyahay ku dhaqamysa isla markaanna ku qaadaysa qof kasto oo Xatooyo-lunsi Arinkiisu, yahay ama la xidhiidho

Halka hadii uu Marayo Madaxweyne JSL Md Muuse Bixii Cabdi Arimahan la Xidhiidha labbada Wasiir ee uu Xilka ka ,Eryey Maanta waa yadidiilo cusub iyo Hanaan ,Hufan oo hagaagsan Jamhuuriyada Somaliland iyo ummadeed, uu bud-dhigi ugu horeyey dhagxiisi uu dhigaayo Madaxweynaha ah Qaranka Hogaanka u hayaa Muuse Bixii Cabdi .

Waxay tallabada in Sharciga la la tiigsanyo cid gasha amma ku dhaqaqday Harti-lunsi , ka mid noqon doona kuwa u galla-diwaanka taariikhda oo lagu xasuusto, Md Muususe Bixi cabdi ,waa hadii uu garto oo uu uga soo dhalaalo sidda ay tahay markaanna ,Tixgelin iyo ku Dhaqankooda ba, kuna dhiirado ,Sharciga iyo Shuruucda Qaranka, sideed ba ay baal mari-jireen Xukumadii hore markaanna ahayd siyaabaha Xukumadaha hore u hogaamin jireen Dalka .

Fikradaha iyo Aargtida xorta ah ee Muwaadinka .

[email protected]

Qorre: Abokor I Mohamud.

Alle Mahad u Sugnaataya .

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...