Xildhibaanada Golaha Guurtida Oo Lagu Baaqay Kal Fadhi
Xildhibaanada Golaha Guurtida Oo Lagu Baaqay Kal Fadhi
Hargeysa(HWN):-Xoghayaha guud ee Golaha Guurtida Somaliland Garyaqaan Cabdinaasir Aaden Beegsi ayaa ugu baaqay Mudanayaasha Golaha Guurtida in ay ka soo XaadiraanKalfadhigii 71-aad ee Golaha Guurtida oo furmi doona Maalinta Sabtida ee fooda inagu soo haysa.
Qoraal uu Maanta soo saaray Xoghayaha guud ee Golaha Guurtida Cabdinaasir Aaden Beegsi ayaa lagu Wargaliyay Mudanayaasha Golaha Guurtida in ay ka soo qayb galaan Kalfadhiga 71aad ee Golaha Guurtida.waxaana uu u dhignaa Sidan.

Hadhwanaagnews
Hargeysa/office
Loading...
Loading...