Garyaqan Cabdinaasir Oo Sheegay In Shanta Xubnood Ee Komsihanka Ee Soo Hadhay Ay Yihiin Sharci Daro

0
Thursday February 06, 2020 - 15:13:17 in News by
  • Visits: 2934
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Garyaqan Cabdinaasir Oo Sheegay In Shanta Xubnood Ee Komsihanka Ee Soo Hadhay Ay Yihiin Sharci Daro

    Garyaqan Cabdinaasir Oo Sheegay In Shanta Xubnood Ee Komsihanka Ee Soo Hadhay Ay Yihiin Sharci Daro

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Garyaqan Cabdinaasir Oo Sheegay In Shanta Xubnood Ee Komsihanka Ee Soo Hadhay Ay Yihiin Sharci Daro

Hargaysa(HWN):-Garyaqan Cabdinaasir Maxamed Shide oo ka mid ah garyaqanadda ka hawl gala dalka Soomaliland gar ahaan magalada Hargaysa ayaa sheegay in ay hadda shanta xubnood ee hadhay ee komishanku aanu wakhtigan ananay waxba qaban karin oo ay tahay sharci daro ku joogaan marka loo eego sharciga .


Garyaqaanka Ayaa Sidoo kale sheegay in hada ay tahay wakhtigii ugu haboona ee ahayd in madaxwaynaha Soomaliland Muuse Biixi Cabdi kale diro waxa uu xasuusiyay madaxwaynaha Soomaliland in hada dastuurka iyo sharciga uyaala Soomaliland u usiinayo inuu hada kale diro shanta xubnood ee komishan ee hadhay.

Garyaqanka oo arimahaasi ka hadlaya ayaa yidhi"Waxa uun maanta lagaga ceeb baxi lahaa Go,aanka gudida dhexdhexaadinta oo la qaato,go,aanka gudida dhexdhexaadintu waxu ka culus yahay, go,annada ay soo saraan haya'adaha u xil saaran inay soo saraan go,aannada ,waxuu kaga mudan yahay waa go,aanka qudha ee aan laga anbiil qaadan karin oo meel looga anbiil qaato lahayn,waana go,aanka qudha ee si fudud ukala jara arimaha oo garsoonku jiitan arimaahasi galaan"ayuu yidhi garyaqaanku.



Garyaqaan Cabdinaasir oo la waydiiay su,aal u dhiganayd side ayuu madaxwaynah Muuse ku kale diri karaa shantan xubnood ee ka hadhay komishanka maadama uu hore u sheegay madaxwaynuhu inaanu haynin sharci uu ku kale diro ayuu waxa uu kaga jawaabay garyaqaanku sidan

"Ma Qabankaraano shan xubnoodo sharciya mahaa laftoodu,haday shanta xubnood ahayn lahayeen mid sharciya waxa la odhan lahaa miyaa lasoo kordhiya mise sidee ayay hawshu ku socon karta ,shantu ma qaban karaano sharicbaanu kolkooda horeba ahayno,marka waxay ku haboontahay siduu sharcigu dhigayo ama xeerarka dalka oo dhami dhigayaan,waxaad maqlaysa oo markasta la yidhaahda sidaasa sharcigu qabaa hadana xeerku si kale u sheegin wax sharci noqonaya maba aho inti horana way is casisho oo kuwii hore way ka baxeen,madaxwaynaha kale dirayoo oo sidi hore u dhacdayba madaxwaynaha kale diraya waxana jiri jiray in qaar hore xoog lagaga saaray xafiisyadda oo xoogba lagu qabqabtay ayuu yidhi"garyaqaanku


HadhwanaagNews.com
Hargaysa/Office
Loading...
Loading...