Dawlada Maraykanka Oo U Garnaqday Somaliland Iyo Soomaaliya

0
Thursday February 06, 2020 - 14:56:39 in News by
  • Visits: 5814
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Dawlada Maraykanka Oo U Garnaqday Somaliland Iyo Soomaaliya

    Dawlada Maraykanka Oo U Garnaqday Somaliland Iyo Soomaaliya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dawlada Maraykanka Oo U Garnaqday Somaliland Iyo Soomaaliya


Muqdisho(HWN):-Dawlada Mareykanka oo dawlada fadaraalka Somaliya iyo maamul goboleedada xubnaha ka ah ee shanta ku boorisay in dib u cusboonaysiiyaan wada shaqeyntooda iyo iskaashigooda.


Qoraalkan kasoo baxay xafiiska safaarada mareykanku ku leedahay muqdisho ayaa muujinaya in meesha laga saarey in Somaliland Soomaaliya qeyb katahay.



"United States has continued outreach efforts to the Federal Government and all the Presidents of the five Member States”


"Mareykanka wuxuu sii wadayaa dadaalkiisa wacyigalinta ee Dowladda Federaalka iyo dhammaan Madaxweynayaasha shanta dowladood ee xubnaha ka ah ".
Puntland , Jubaland , Hirshabeele , Koonfur galbeed ,Galmudug.



Loading...
Loading...