Gudoomiyaha Gobolka Maroodi-jeex Oo Sheegay In Shaqaale Ajaanib Ah Deegaanka Lasgeel Lagu Faro Saaray.
Gudoomiyaha Gobolka Maroodi-jeex Oo Sheegay In Shaqaale Ajaanib Ah Deegaanka Lasgeel Lagu Faro Saaray.

Hargaysa(HWN):- Gudoomiyaha Gobolka Maroodijeex oo maanta qaybo ka mida warbaahinta kula hadlayay casimada Soomaliland ayaa sheegay in kiis lagu faro saaray dad ajaanib oo ku sugan deegaanka lasgeel oo ka tirsan gobolka Maroodijeex waxana uu carabka ku dhufay inuu ku daba jiraan ciidi falka ku dhaqaqday.
Gudoomiyaha ayaa hadalkan ku sheegay mar uu iska difaacayay edaymo shalay uga yimid midka mida dhaqanka gobolka Saaxiil oo badhasabka Jamac Xaai Axmed ku eedayay inuu caruur kasoo afduubay deegaanka Lasgeel, gudoomiye Jamac ayaa sheegay in rasas lagu riday Ajaanib u shaqaynayay qaranka kuwaasi oo dhisayay wadada.

Gudoomiyaha oo araimahasi ka hadlaya ayaa yidhi"lakiin ninkaasi waxuu leeyahay dadba la qafaashay,dad la qafashayna ma jiro meesha danbi ba ka dhacay kareema,dad ajaanib ah ayaa la farasaaray shaqaalo inaga inoo shaqaynayay oo hawlwadeno wadada inoo dhisaya,rasaasba la riday cidkasta oo ay gasho wa lasoo xidhaya waana ku daba jirnaa sharcigana waa la horkeenaya, nimankaasi waxay faro sareen ijeenaradii iyo shaqalihii ajanabiga ee ka shaqaynayay hawsha wadada"ayuu yidhi gudoomiye Jamac
HadhwanaagNews,com
Hargaysa/Office
Loading...
Loading...