Ma Dhaba In Xukumada Soomaliland Suuq Cusub U Heshay Iibka Hilabka Xoolaha
Ma Dhaba In Xukumada Soomaliland Suuq Cusub U Heshay Iibka Hilabka Xoolaha Dalka

Hargaysa(HWN):- Xukumada Soomaliland ayaa daha ka qaaday inay suuq cusub u heshay iibka ilibka qalan ee xollaha Soomaliland ,wasiir ku xigeenka wasarada Xananada xoolaha,hormarinta iyo kaluumaysiga Soomaliland Marwo Yurub Abiib oo mid ka mid ah Muuqbahiyasha dalka ugu waramaysay xafiiskeeda ayaa sheegaytay in suuq loo helay hilibka xoolaha Soomaliland.
Maro Yurub Abiib ayaa sheegtay in hada todabadkan gudaheeda dalka dibadiisa loo qaadi doono,hilabka xoolaha oo lagu sii qalay dalka gudihiisa waxana ay carabka ku dhufatay in wadanka imaraadka iyo wadamo ka mida carabta loo iibgaynayo hilibka xoolaha Soomaliland.

Marwo Yurub oo ah wasiir ku xigeenka wasarada xananada xoolaha ,hormarinta iyo kaluumaysiga Soomaliland ayaa tidhi sidan" waa run xoolaha waa la dhoofinaya,insha allh iyaga oo qalan,hawshoodi ayaa socota inamo dhalinyara ayaa markii ugu hooraysay ku guulaystay,inay dhoofiyaan wiigan ayamaha fooda inagu haya,insha allah ayay baxayaan wana diyaar kawaanka aanu ku leenahay magalada Berbera oo talagado waawayn oo qaranku ugu talo galay oo loo dhigayo midkiba qaadaya laba kuun oo neef ayay tidhi Marwo Yurub Abiib
HadhwanaagNews.com
Hargaysa/Office
Loading...
Loading...