Deg Deg:-Golaha Wasiirada Galmudug Oo Loogu Yeedhay Inay yimaadaan Dhuusamareeb

0
Thursday February 06, 2020 - 08:35:36 in News by
  • Visits: 1681
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Deg Deg:-Golaha Wasiirada Galmudug Oo Loogu Yeedhay Inay yimaadaan Dhuusamareeb

    Deg Deg:-Golaha Wasiirada Galmudug Oo Loogu Yeedhay Inay yimaadaan Dhuusamareeb

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Deg Deg:-Golaha Wasiirada Galmudug Oo Loogu Yeedhay Inay yimaadaan Dhuusamareeb

Golaha Wasiirada Galmudug ayaa waxaa la faray inay si deg deg ah ku yimaadaan Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud.


Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor), Madaxweynaha Galmudug ee garabka dowladda ayaa waxaa uu Golaha Wasiirada uu ku amray inay soo gaaraan Magaalada Dhuusamareeb.

 

Amar uu soo saaray Qoorqoor ayaa loogu jeediyay Golaha Wasiirada Galmudug inay si deg deg ahi ku yimaadaan Magaalada Dhuusamareeb, si ay shaqada u sii wadaan, illaa iyo inta uu ka soo magacabayo Golaha Wasiirada cusub.



Wararka laga helayo Magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya inaanu Madaxweyne Qoorqoor ku deg deggi doonin magacaabidda Golaha Wasiirada, iyadoo uu khilaaf xoogani jiro.


Ilo wareedyo ayaa sheegaya in Madaxweynuhu uu qorsheynayo inuu wadahadalo la furo dhinacyada ka horyimid tallaabadii loogu soo doortay inuu noqdo Madaxweynaha xigga ee Galmudug.


Marka laga soo taggo doorashooyinka uu Xaaf ka sameeyay Magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa Magaalada Dhuusamareeb ka dhacay doorashooyinka, lagu soo kala doortay laba Madaxweyne.

Loading...
Loading...