BOORAMA: Xisbiga Waddani Oo Eedeeyay Maayarka Boorama Dhaliilayna Buuga Waxqabadka Taliska Biixi

0
Wednesday February 05, 2020 - 19:54:07 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 2013
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    BOORAMA: Xisbiga Waddani Oo Eedeeyay Maayarka Boorama Dhaliilayna Buuga Waxqabadka Taliska Biixi

    X/Wadani Ee Awdal Oo Eedeeyay Mayarka Borama Dhaliilay-na Buuga Waxqabadka Taliska Biixi Oo Lagu Qaybiyay Borama.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

X/Wadani Ee Awdal Oo Eedeeyay Mayarka Borama Dhaliilay-na Buuga Waxqabadka Taliska Biixi Oo Lagu Qaybiyay Borama.

Gudoomiye kuxigeenka xisbiga Wadani ee gobolka Awdal Mud Khadar Maxamed Cabdi Gaafane oo shir jaraaid ku qabtay xafiiska xisbiga ee Boorama ayaa waxa uu eedo u jeediyay Maayarka Boorama Saleebaan Xasan Xadi, waxana uu u xambaariyay masuuliyada muran dhuleed khasaare ka dhashay oo dhex maray ciidamo milatari ah iyo dadka degaanka, todobaadkii hore.

 

Isaga oo hadalka sii wata ayaa waxa uu tilmaamay in Maayar Saleebaanka Boorama uu ku guul-daraytay inuu gacanta dawlada soo galiyo goob laga qodo godkii qashinka ee Boorama oo hada buux samay siwayna looga cawday waxana uu yidhi "Maayarku waxa uu ku guuldaraystay inuu tolkii ka qaado buq-cad dan guud ah oo laga qodo godka qashinka ee dadwaynahu ay sida wayn uga cabanayaan, waxana caado u noqotay in inta xigtadiisa ah uu indhaha ka qarsado, dhulka dadka kalena uu marwalba ku tilmaamo danguud"




HALKAN GUJI OO DAAWO



Loading...
Loading...