Dhaqdhaqaaqyo ciidan ayaa laga dareemaayaa Gobolka Gedo

0
Wednesday February 05, 2020 - 14:10:00 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 1697
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhaqdhaqaaqyo ciidan ayaa laga dareemaayaa Gobolka Gedo

    Maalin kahor waxaa luuq ganaane gaaray taliyaha ciidamada xasilinta ee ay dowladda

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maalin kahor waxaa luuq ganaane gaaray taliyaha ciidamada xasilinta ee ay dowladda

Sadexdii bari ee lasoo dhaafay waxaa degmada luuq ee gobolka gedo lagaarsiiyay kudhawaad 1500 oo askari oo isugu jira noocyada kala duwan ee ciidamada kuwaas oo laga kala qaaday muqdisho, Baardheere iyo Garbahareey.

 

Ciidamadani ayaa qorshahoodu yahay in ay isku furaan dhamaan degmooyinka Gobolka Gedo, sidoo kale xarunta dowlad goboleedka Jubbaland ee magaalada Bu'aale ayaa lagu wadaa in ay ku xoreeyaan muddo gaaban gudaheed.

 

Maalin kahor waxaa luuq ganaane gaaray taliyaha ciidamada xasilinta ee ay dowladda federaalka usoo magacawday Gobolka Gedo taliye bakaal kooke.

 

Subaxnimada bari waxaa dagmada luuq ganaane gaari doonta diyaarad weyn oo sida gaadiidka dagaalka ee ciidamada ku waas oo ciidanku u isticmaali doonaan dib u xoreynta gobolada Gedo iyo Jubada dhexe.

 

Sikastaba waxaa muuqata in godkooda biya ugu soo galay Malayshiyada iyo sidoo kale kooxihii mudaba Ka soo hor-jeeday isu furnaanta Gobalka gado iyo waliba kuwii

Jubbaland u haystay Magaalada kismaayo oo kaliya waxaana hada muuqata in dowladda federaalku usoo gacan banaanaatay xoraynta,xasilinta iyo Waliba hirgalinta

Maamul u samaynta Jubaland kadib isjiijiid dheer oo ay Galmudug ku mashquulsaneyd.

Image may contain: one or more people, cloud, sky, outdoor and nature

Image may contain: 8 people, people standing and outdoor
Image may contain: one or more people and outdoor
Image may contain: 1 person, standing, outdoor and nature
Image may contain: one or more people and people standing
Image may contain: one or more people, people standing and outdoor

Loading...
Loading...