Weli maan arag madaxwayne Muuse Biixi oo ka hadlaya xaalada dalka ka taagan iyo shacabka quusta ka taagan xukumadiisa...W/Q Xasan Gumburaawi

0
Saturday February 02, 2019 - 21:46:30 in Articles by Super Admin
  • Visits: 1061
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Weli maan arag madaxwayne Muuse Biixi oo ka hadlaya xaalada dalka ka taagan iyo shacabka quusta ka taagan xukumadiisa...W/Q Xasan Gumburaawi

    Waxaan xasuustay maanta mar uu madaxwayne Cigaal (AHN) ka hadlayay xabaalihii Marko-durduro ee dawladii kacaanku dadka ku xasuusqday

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaan xasuustay maanta mar uu madaxwayne Cigaal (AHN) ka hadlayay xabaalihii Marko-durduro ee dawladii kacaanku dadka ku xasuusqday
Wuxuu maalintaas cigaal yidhi isaga oo u jeeday Rag ka mid ahaa SNM oo aanay daacad ka ahayn halgankoodii

"Waxa jira rag badan oo heeryadii weli saaran tahay oo cid ka rogta la, waxay maalin oo dhan ku dhurmayaan hebel baa sidana iyo hebel baa sidan yidhi, bal weli ma is waydiiseen maxaa dalka u dana"

Imika madaxwayne muuse Biixi ilaa maalintii la doortay wuxuu saaran yahay uun dawladaas farmaajo ee iyadiiba teedii la taagdaran mana arkaysid isagoo ka hadalaya qarankan bayhoofka ku jira ee kala daadsan qarkana u saaran in mar kale beeluhu kala aamin baxaan oo somaliland hog dheer laga eego


Cajiib...!!!!

@Hassan Gumburaawi
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...