Libdho Cusub Oo Dawladnimo Ayaa U Soo Baxdey Somaliland Bariisadii Ugu Danbaysey,

0
Sunday March 31, 2019 - 14:22:41 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1165
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Libdho Cusub Oo Dawladnimo Ayaa U Soo Baxdey Somaliland Bariisadii Ugu Danbaysey,

    Dhiirashadeeduna Waxay Ku Dhigmi Doontaa Taariikhda. Qalainka: C/raxmaan Sayid Faarax (Jeesto).

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhiirashadeeduna Waxay Ku Dhigmi Doontaa Taariikhda. Qalainka: C/raxmaan Sayid Faarax (Jeesto).

Umada reerSomaliland waxay inbadan naadiyeen Dawladnimonidaamkeeda la isagadaba-yimaado oo kusaleysan isla xisaabtanlagu kala soocayolahaanshaha shakhsi wax-u-gaarah iyo Lahaanshahawax umadi wadaleedahay, Taasi oo ah HantidaQaran uu yadahaan u leeyahaymasuuliyadeedana ay hayaanshakhsiyaad muwaadiniin ahoo loo igmadeyheerkay doonaanba hanoqdaane, Hadaba jaan-goyntaDawladnimada dhabta ahiwaa sida looisticmaalo Hantidaa Qaranka kadhaxeysa ama ayu maareeyaan hogaanadaloo igmadey, Waxaaneyku soo urureysaalaba qodob miduun " Dawladnimo xalaalaAma Dawladnimo xatooyadalagu heshiiyey”.

In xatooyolagu heshiiyo aduunkawaxa looga yaqaanaaMusuq-maasuq (Corruption), Ooah faysarka dilaama bahdila Dawladnimadaumadahana ka xumeeyadhaqanka suuban iyohiigsiga san, Sidaaawgeed dilaagan Dawladnimadacadawga ku ahaad baa layskaga ilaaliyaa Caaalamkawaxana loola dagaalamaasi xag-jir ah,Dawladii ku sifawdaanama taaba-gasho hogaankaiyo hilaaduna wayka xumaadaan taasooaakhirka sababta bur-burDhaqan-dhaqaale amaba middamiir ahaaneedba, Duwelkaaduunka koonkiisa kataliyaa waxay kudadaalaan in aaneysifadaasi ku suuroobinoo ay noqdaankuwo waadixa oolays xisaabiyo Islamarkaana ku dhaqmanidaamka Dawlad wanaagaiyo Is-xisaabinta, (GoodGovernance And TransparncyAccountibility), Qodobkani ooisna noqonaya bartalagu kala soocowaxa loo dadaalayo.

Dariiqa dhisidaDawladnimada iyo islaxisaabtanka nidaamkan isagooka duulaya ayuuMadaxweynaha Jamhuuriyada SomalilandMudane: Muuse BiixiCabdi dhaqan-galiyey kashaqaysiinta Hay,adaha baadhidaiyo daba-galka hantidaqaranka si ayu gutaan waajibaadkooda shaqoee ay umadau hayaan waamudadan uu xilkahayo Madaxweynuhuye, Kadib dar-dar shaqoiyo u kuur-galidaay hay,adu kusameysay lunsiga hantidaqaranka waxay iba-furteyHay,ado Dawliya ooamuurahaa laga helay,Waxaaney u mareensiiqadii shuruucda dalkayagoo la beegsadeyhay,adaha ay khusaysoiney talaabo kaqaadaan lunsiga hantidaqaranka iyo WalibaMadaxweynihii igmadey ooisagu majaraha uhaya hogaanka dalkaugu sareeya shaqadaninaay tahay Siyaasadiisahagitaaneed.

Kumay koobnaantalaabadii fal-celinta Hay,adahaHanti Dhawrku qarankuay xukuumada ugud-bisey balse waxasidii loogu tala-galeymarinkeedii ku hubsadeyHogaamiyaha Qaranka Somaliland,Isagoo ku dhiiradeyinuu xilka kaxayuubiyo xubnihii tuhunkabaadhitaanku gorfeeyey kuwaasooka tirsanaa golahawasiirada xukuumada islamarkaana ka midahaa masuuliyiintii ugutunka-waa-weynaa, Waa talaabogeesi looma habranlaguma daawan wixiihay,adu hanti-dhawrku kusoo eedaysay, Marnabalaguma ixtiraamin reernimo,sheeko-caanteyn, iyokhayaaligii hore eesuurada dawladnimo inagasadheeyey, Xukuumadu yadootix-raacaysa aragtida ayaaminsan tahay siqurux badan ayeyu suura-galisey sumad ay caanku yihiin dawladahaaduunku oo sharafiyo milgo weynu yeela markayhir-galiyaan, Waa raadsaameyn ku yeelandoona dalkeena waxbadana ka baddelidoona nidaam dawladeedkaqaladka laga fahmay.

Inkastoo shacab-weynuhu carab-baabaan dalkuwuu handaraaban yahaywaxa halkaa kamuuqata in intaugu badan shacabkadhaqanka laga xumeeyey,Soomaalida ayaa tidhaahda(Waxay na badeenwaxa nagaga daranwaxay bareen), Markaaumada waxa loosamaynayaa dhaqan-celin walaway ka cawdeenhadana waxay qudhiyo maan udareemayaan in Musuquyahay waxa kaliyaee dalkeena riiqeydawladihii hore eeisaga kala danbeeyey,Marka laga reeboxukuumadan maanta taladadalka haysa ooyadu soo af-jarteywax kasta oomarin-habaab iyo mugdiah oo umadanlagu haloosiyey, Yagoobulshadu amuurahaa is-barkanka turjumaya hadanawaxay ilaa haatangarwaaqsan yihiin inuumadaxweynuhu talaabo geesinimoah ku talaabsadeyoo ay walibataariikhdu ku xusidoonto, Waa jawiguuleed ama qodobniyaayir oo ayxukuumadani asiibtay waanku mahadinaynaa waananku bar-bar taagannahay Sareynta sharcigunawaa qabashada ruuxkastoo lala xidhiidhiyoina-han.

Dhaqanka dawladnimoee dalka maanta albaabcusub ayaa ufurmey oo ahin masuuliyiintu gartaanwixii loo igmadeyin aaney aheynquudashada hantida umadabalse ay tahayin ay ushaqeeyaan bulshadooda, Sidookale baqdin masuulkuka istaago inuuwax-is-daba-mariyo kaliyaatana uuku eekaado soonahashaqadiisu u qeexdayisagoo waliba sicadaalada oo bilaakhayaamo ah ugudanaya waajibaadkiisa, Rukunkaasinawaa bilicda amahanaan-sanida dawladnimada aynuraadinayno baadi-goobkeeda buq-cadeenanyadoo aan laictiraafsanayn wax badanqabsatey hadii ayhir-galisey qodobkii kadhinaa waa hubaalin ay noqonaysoJawharada Geeska Afrika,Waxyaabaha kale shuruudoodiiwaan camirnay balsetii aynu kaliigaynayna Madaxweyne Muuseayaa hir-galiyey IlaaheyCimriga haw barakeeyee.

Waa mucjisoin maanta dawladyar oo sooyab-yabmeysaa hindisto libinintaa leeg ooaaney cidi kucaawin ama aanlagula talin, Ooay garteen Siyaasiyiinteedii, axsaabteedii, hogaankeediiiyo cidii masuuliyadeeda haysay,Waayo Madaxweynaha dalkuwaxa uu kayimidey xisbi marnawaa hogaankii wakhti-xaadirkan dalkaugu sareeyey, Waxkastoo la fuliyaanawaa aragtidiisii amahilaadiisii siyaasadeed waananu bognay sidala wada ugsoonyahayna doorkaasi kucamal-falkiisu waa raadlagu raysan doonomudo aan dheeraynala dhitaysan doonoraandhiiskiisa, Ku dhawaadlabaataneeyo sanadood maantaaDawladnimo san inookaw ah sidaaawgeed waan kudhiirinaynaa Madaxweynaha Dalkawaxaanan u sheegaynaain Sooyaalku xusidoono sadaro qaaliyanaku yeelan doonosafxadaha taariikhda walibakuwa dheemana.

Qalinka: C/raxmaanSayid Faarax (Jeesto).

Diplomatic Analysts

Gabiley /Somaliland

Email: [email protected]


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...