Hanbaliyo Ku Socota Ciidanka Geeska Africa Ugu Muuqda Ee Somaliland

0
Monday February 03, 2020 - 07:13:10 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1137
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hanbaliyo Ku Socota Ciidanka Geeska Africa Ugu Muuqda Ee Somaliland

    Jamhuuriyadda curdinka ee somaliland waxay ledahay xudduud

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jamhuuriyadda curdinka ee somaliland waxay ledahay xudduud iyo bad dheer,isla markaasina waxa ay  xudduud la wadaagto ethiopia,jibouti,iyo iyo somalia iyo waliba gacanka cadmeed.

 

Ciidamadii ugu horreeyey ee somaliland waxa la aas aasay wakhtigii ay somaliland ku hoos jiri jirta gummeystihii engriiska ilaa taariikhdaa fogbay lahaayeen.

 

Balse waxa dib loo aas aasay xilliyadii qoyaas ahaan ku beegnayd 1994kii taasi oo dhidabada loo taagay .ciidanka somaliland oo soo maray daruufo adag kana soo dabaashay waxyaalo badan,ayaa maalinba maalinta ka danbaysay sii gAadhay horumar iyo dadaal fara badan.

 

Somaliland waxay leedahay ciidamo dhamaystiran bari iyo badba kuwaas oo ka ilaaliyay oo sugay ,iyagoona ka hortagay qulqulatada budhcad badeedka ee ragaadiyay dalka somalia oo ay jaarka yihiin.

 

Somaliland ciidamadeeda kalla duwan bad iyo bari damdamis iyo kuwooga isku dhafan waxay noqdeen kuwa dalkooda iyo dadkoogaba u hagar baxay astaan tooduna nabad ayaan dhamaantoos hanbaliyaan u dirayaa

 

[email protected]


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...