Hambalyo Musharax Rashiid Sulub Caalin

0
Sunday March 31, 2019 - 12:37:14 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1246
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hambalyo Musharax Rashiid Sulub Caalin

    Qore dr buux ibraahim aadan fariin caafimaad

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qore dr buux ibraahim aadan fariin caafimaad

Hambalyohambalyo musharax rashiid sulub caalin golaha deegaanka caasimada hargeisa fariin caafimaad muwaadin sii codkaaga halyey daacad ah oo ku shaqaynaaya sinaan cadaalad iyo waxqabad muuqda hargeisa

Golayaasha deegaanka dalka oo waqtigoodi dhamaadaykuna fashilmay waqtigii doorasho ee ay shacbiga ku nool magaalooyinka dalka ay u hureen naf iyo maalba si ay u helaan isbadal waxqabad oo ku dhisan cadaalad etc

Hadaba waxaa loo baahan yahay halyey dhab ah oo ka midho dhalin kara himilooyinkiisa doorasho waxqabad sida xildh rashiid sulub caalin oo runtii aad looga yaqaano caasimada hargeisa dedaalkiisa shaqodaacadnimo isagoo runtii kasoo jeeda dhalinyartii kusoo barbaartay waxna kusoo baratay iskuulada caasimada hargeisawaa halyey aad ugu hamuun qaba inuu runtii wax ka qabto foolxumada dul hoganaysa caasimada hargeisa oo runtii ah muraayada laga daawan karo magaalooyinka dalka jsl

Sida bilicda nadaafada iyo qurxinta jidadka caasimada hargeisa oo waqtigan indhaha aadamahu ay diidayaan inay milicsadaanshacbiga ku nool caasimada hargeisa waxaan halkan ugu dirayaa fariin caafimaad xilldhibaan rashiid sulub caalin maanta dadka iyo dalka jsl waxa uu u baahan yahay isbadal doorasho

Waxaynu doonaynaa halyey daacad ah oo ku shaqaynaayacadaalad sinaan shaqo waa in aymu siina codkeena xildh rashiid sulub caalin oo ahmasuul aad u danaynaya inuu wax ka qabtocaasimada hargeisa sida qurxinta wadooyinka bilicda caasimada nadaafada iyo fayadhowrka si caasimada hargeisa ay ula tartanto caasimadaha dalalka jaarka aynu nahay

[email protected]


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...