Daawo:-Muwaadin Soo Bandhigay Cadaymo Uu U Haysto Dhul Ay Ku Muransan Yihiin Marwo Kaltuun Xaaji Daahir

0
Sunday February 02, 2020 - 14:12:03 in Featured by Hadhwanaag News
  • Visits: 2392
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:-Muwaadin Soo Bandhigay Cadaymo Uu U Haysto Dhul Ay Ku Muransan Yihiin Marwo Kaltuun Xaaji Daahir

    Daawo:-Muwaadin Soo Bandhigay Cadaymo Uu U Haysto Dhul Ay Ku Muransan Yihiin Marwo Kaltuun Xaaji Daahir

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Daawo:-Muwaadin Soo Bandhigay Cadaymo Uu U Haysto Dhul Ay Ku Muransan Yihiin Marwo Kaltuun Xaaji Daahir


Marwo kaltuun xaaji daahir oo ah marwada madaxweynihii hore ee somaliland Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal ayaa ilaa hada ku doodaysa dhul ay isku haystaan muwaadin ka mid ah shacabka somaliland.

Muwaadinka ayaa markan soo bandhigay cadaymo culus oo uu u haysto lahaanshaha dhulkaasi isaga oo marwo kaltuuna ku eedaynaya inay waraaqo been abuur ah samaysatay si ay qasab ugula wareegto dhulkan.

Loading...
Loading...