War Deg Deg Ah:-Ciidamada Booliska Oo Xidhay Weriye Xasan Galaydh Oo Ka Tirsan Telefishanka HCTV.

0
Sunday February 02, 2020 - 12:38:35 in News by
  • Visits: 3218
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah:-Ciidamada Booliska Oo Xidhay Weriye Xasan Galaydh Oo Ka Tirsan Telefishanka HCTV.

    War Deg Deg Ah:-Ciidamada Booliska Oo Xidhay Weriye Xasan Galaydh Oo Ka Tirsan Telefishanka HCTV.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg Ah:-Ciidamada Booliska Oo Xidhay Weriye Xasan Galaydh Oo Ka Tirsan Telefishanka HCTV.

War Deg Deg Ah:-Ciidamada booliska somaliland ayaa xabsiga ku hubsaday weriye Xasan Galaydh oo ka mid ah suxufiyiinta madaxa banaan ee ka hawl gala telefishanka HCTV.
Image may contain: Hassan Galaydh, smiling, standing, flower, plant and outdoor

wariye Galaydh ayey ciidamadu boolisku xidheen ka dib markii taliyaha ciidaka dambi baadhista ee C.I.D-du uu amray inuu yimaado xarunta ciidanka isla markaana su,aalo la waydiin doono.

suxufiyiinta wehelinayey wakhtigii la xidhayey wariye Xasan Galaydh ayaa sheegay in su,aalo lagu waydiiyey xarunta C.I.D-da ka dib la amray in la xidho.
ilaa hada ciidanka boolisku kamay hadal xadhiga wariye Glaydh.

Loading...
Loading...