Maxay Daaran Yihiin Mudaharaado Waa Weyn Oo Qoomiyada Oromadu Mar Kale Ka Dhigayaan Itoobiya?

0
Thursday January 30, 2020 - 21:07:42 in News by
  • Visits: 2410
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxay Daaran Yihiin Mudaharaado Waa Weyn Oo Qoomiyada Oromadu Mar Kale Ka Dhigayaan Itoobiya?

    Maxay Daaran Yihiin Mudaharaado Waa Weyn Oo Qoomiyada Oromadu Mar Kale Ka Dhigayaan Itoobiya?

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maxay Daaran Yihiin Mudaharaado Waa Weyn Oo Qoomiyada Oromadu Mar Kale Ka Dhigayaan Itoobiya?


Hargeysa(HWN):-Mudaharaadyadda Wakhtigan ka Socda Gudaha Dalka Itoobiya ayaa la sheegay,in ay dib usoo nooleeyeen khilaafkii Siyaasiga ahaa ee Siyaasiyiinta oromada dhexdooda.

Image may contain: 10 people, people smiling, crowd


Sababta Mudaharaadkan kasoo cusboonaadey, gudaha Itoobiya, gaar ahaana Deegaanadda Qawmiyadda Oromada ee Qaadku ka yimaado, ayaa la sheegay in uu dabadda ku hayo Kacdoono ka dhashey khilaaf dhinaca Diimaha ah iyadoo, wararka ka imanaya dalkaasi Itoobiya sheegayaan, in Mudaharaadkan u dambveeyay ka dhashey xadhig Dawlladu xidhey Culimo, soo booqdey Masaajidadii la burburiyay dhawaan,Waxaanay Wararku intaa ku darreen in hogaamiyaha ay wakhtigan sida weyn u taabacsan yihiin ee Jawhar Maxamed oo Toddobaadkii u dambeeyay ku sugnaa Deegaanadda Orromadu uu ugu baaqeey in ay isu soo baxyo dhoolatus ah ka Sameeyaan deegaanadooda inkastoo, aaney aheyn markii u horeysay ee nooceedda ah oo ay mudaharaado noocan oo kale ah ku xidhaan jidadka iyo isu socodka Magaalooyinka.


Badeecadda Qaadka ayaa dhaqaale adagi kasoo gallaa Dalkaasi Itoobiya iyo Qawmiyadda Oromiya oo Deegaanadooda Qaadku ka baxo islamarkaana, ka ganacsada Qaadka Waxaana mudaharaadada laga bilaabaa Magaalada Hawaddey,ee Saylada u ah iibka Qaadka.
Iyadoo boqolkiiba Shan ay ka noqonayaan Orromo, Marka loo eego inta kale ee iyagu ka madaxbanaan Ganacsiga iyo Beerashada Qaadka.

Loading...
Loading...