Tacsi Tiiraanyo leh Oo Ku Socota Qoyskii iyo Qaraabadii uu ka baxay Marxuum Xaaji Axmed-yaasiin Xaaji Cabdilaahi (Axmed Abu-site)

0
Thursday January 30, 2020 - 07:43:20 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1383
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tacsi Tiiraanyo leh Oo Ku Socota Qoyskii iyo Qaraabadii uu ka baxay Marxuum Xaaji Axmed-yaasiin Xaaji Cabdilaahi (Axmed Abu-site)

    oo 29/1/2020 ku geeriyooday magaalada Hargeysa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

oo 29/1/2020 ku geeriyooday magaalada Hargeysa



Gudoomiyaha Jimciyatul Axbaab Sayid Muxamed Sayid Cabdilaahi Xaaji Cilmi , Sh.Axmad Aw Cilmi Nuur, Prof.Sayid Abokor Sh.C/laahi, Sayid Cumar Sh.C/laahi, Sh.C/laahi Mataan,Eng. Asad Sh.Siciid Aw Nuur, Eng.Mustafe Maxamed Magan, Sh.C/qaadir Aw-Jirde Sh.Muxumed, Suldaan C/raxiim Saxaardiid Kaahin,Ganacsade Nuur Muuse Guuleed (Nuur Shiraqle)Xildhibaan Jamaal C/laahi (Dhugad),Xildhibaan Maxamed Warsame Caalin Timacade, Xildhibaan C/laahi Aadan Cali {Cabaas) ,Xildhibaan Axmed Cali Haybe,Xildhibaan C/qani Yuusuf Macalin Gahayr, C/raxmaan Mujaahid Maxamed Talyaani ,Gud.Ismaaciil Sh.Muuse Aadan,Maxamed Xaashi Yuusuf (Gomoshe),Eng.Maxamuud Cabdi Dhuule (Dakhare),Gaashaanle Shabac Koosaar Dhuule,Mustafe Xaaji Muuse Kaahin, Muj.C/kariim Jaamac Warsame(Indhayare), Cabdi Jirde Jaamac,, Geedi Axmed Xirsi, Maxamuud Aadan Haybe(Cigaal),Cabdi Cilmi Cige,Muj.Maxamed Cabdi Galaal (Bidhi),C/laahi Cismaan Cige, Mujaahid Faysal Cali Cumar (F,Daaniye), C/laahi Aadan Caabi,Yuusuf Maxamed Cabdi (Y Iimey), Xamdi Aw Ciise Kaahin , Eng. Axmad Cabdi Cismaan Ilmas, Sh.Ibrahim Cabdi Mohamad, Sh.Ibraahim Cige Iidle, Cabdiraxmaan Xuseen,Sh.Axmad Cabdi Jamac, Eng, Axmed Yusuf Mohamed, Xuseen Faarax Xirsi, Eng. Axmed Weli, C/fatax Axmad Awcilmi, C/risaq Maxamad, C/lahi Sh.C/raxman, Saxafi Miyir Cali Xuseen, Sh.Cali Shaybe, Sh.Xariir Geele, Musatafe Xasan, Nasir Axmad Rooble, Maxamad Cumar Yare(sanwaa), Gor.C/risaaq Aw Cismaan, Sh.Mubarak Aw Cisman Cali,Sayid Cali Xasan, C/qaadir Fu’aad, Sh.Mahdi Axmed Dirir, Maxamad Xasan Jamac, Muxsin Aw Cali, Eng, Maxamad Maxamuud Muse, Cabdi Aw Siciid.Xuseen Khayre Guuleed



Dhamaan Asxaabtaasi waxay Tacsi Tiiraanyo leh u dirayaan Qoyska Reer Abu-site iyo Dhamaan Qaraabadii iyo Asxaabtii uu ka baxay Marxuum Xaaji Axmed-yaasiin Xaaji Cabdilaahi (Axmed Abu-site) oo  29/1/2020 ku geeriyooday magaalada Hargeysa


Ilahay Qabriga ha u waasiciciyo Naxariistiisii jano-na ha ka waraabiyo


Aaamiin ………………Aaamiin
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...