Ogaysiis:-Jaaliyada Beelweynta Arab Ee Magaalada Toronto

0
Saturday March 30, 2019 - 20:31:02 in Articles by
  • Visits: 1638
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ogaysiis:-Jaaliyada Beelweynta Arab Ee Magaalada Toronto

    Ogaysiis:-Jaaliyada Beelweynta Arab Ee Magaalada Toronto

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ogaysiis:-Jaaliyada Beelweynta Arab Ee Magaalada Toronto

 

 


Dhamaan jaaliyada beelweynta arab ee ku dhaqan magaalada Toronta ee wadanka Canada waxa la ogaysiinayaa inay ka soo qayb galaan shir muhiim ah oo dhacaya Maalint Axada marka ay saacadu tahay 6:00 Galabnimo taariikhduna waa 31/03/2019.




Waxaana shirkaas lagu qabanayaa Sahan Rester entan iyada oo lagaga hadli doono arimo muhiim ah waxaana qof walba si gaar ah loogu adkaynayaa inuu ka soo qayb galo shirkaasi.


Wixii Faah Faahina Ee Shirkaas ku saabsan kala xidhiidha


Boqor Tima Jilic oo telefankiisu yahay 1647-533-9960


GACMO WADDAJIR BAY WAX KU QABTAAN.


Alla Mahad Leh

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...