Ha Loo Soo Gurmado Miskiinka Hargeysa Ku Nool

0
Wednesday January 29, 2020 - 12:30:34 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1160
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ha Loo Soo Gurmado Miskiinka Hargeysa Ku Nool

    Assalaamu calaykum, magaalada Hargeysa oo qabaw ba'ani

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Assalaamu calaykum, magaalada Hargeysa oo qabaw ba'ani hayo u malaynmaayo in ummada deggan inta badani hurdo gama'ado.

 

Waxaa hubaal ah in ninkii miskiin ahaa iyo xayawaakii le'ad yihiin, waxaa isu huwan quud la'aan iyo hu' la'aan.

 

Waar yaa Allah waxsiiyay oo u soo gurmada.

 

Illaahay iyo xikmadiisa ayaa taal waana laysku keen eegayaa.

 

Muwaadinad baaq gudbinaysa.

 

Wa bilLaahi tawfiiq.

[email protected]


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...