Siyaasiyiinta Galmudug wakhtigu maanu wax barin??

0
Wednesday January 29, 2020 - 11:04:05 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 1421
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Siyaasiyiinta Galmudug wakhtigu maanu wax barin??

    Galmudug mid ah ma waxay la macno noqotay u dhamaynta wada socodka Galmudug??

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Galmudug mid ah ma waxay la macno noqotay u dhamaynta wada socodka Galmudug??

Kolkaan arkay qaabka iyo wadada ay wax ku wadaan oo aan hadana si miyir ah u eegay ayaan ogaaday in aanan qasaarin ee alle ii ceeb asturay, kadib tartankaygii dheeraa,

 

Hade ogaada

Waxaan ahaa qofkii labaad oo shaqaale rayid ah ka noqdo Madaxtooyada Dowlad Goboleedka Galmudug iyo guud ahaanba Statekaasi kadib dhismaheedi. hal qof oo kaliya ah ayaa iga horeyey guud ahaan shaqaalaha Galmudug kamana dhex bixin mudoda intaas ah,

Hadaba Galmudug mudodaasi casharka aan ka bartay waxaa weeye siyaasad ku dhisan isku xog sheegasho iyo xifaaltan, nacayb iyo dagaal dhiig ku daato, musuq maasuq aan tiro lahayn, is ka daba wareeg, iyo waliba waxyaabo kale oo kasii fool xun,

Hadadaana Uma jeedo wax ay kaga duwanaan karto 4 taan sano ee soo socota hadaan laga dayn habka wax loo wado ee u muuqdo mid aan xal u ahayn reer Galmudug, bal siiba kala fogayn doona,

waagi hore laba garab ayay ahayd Galmudug hada se labo kale ayaaba kusoo biiray oo waa 4 garab, mid mid ogolna ma jiro,

 

Galmudug mid ah ma waxay la macno noqotay u dhamaynta wada socodka Galmudug??

 

Dowlad kaste oo dalkaan xukuntaa Xal uma hayso Galmudug ee xalka dadkeeda ayaa laga rabaa inay ka keensadaan,

 

Waxaan gabi ahaanba hakiyay aragtiyadaydi dhanka siyaasada ahaa iyo ku dhex jirka siyaasadaba, madal ceebeed walaga dhuuntaa hadaadan asturi karin,

 

maanay sax ahayn??





Said abdisalaam yusuf

....................................................

[email protected]


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...