Liiska Askarta Askarta Cosub Qore Mukhtar Cilmi

0
Wednesday January 29, 2020 - 07:28:32 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1485
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Liiska Askarta Askarta Cosub Qore Mukhtar Cilmi

    Asalaamu calaykum waraxmatulaahi wabarakaato.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Asalaamu calaykum waraxmatulaahi wabarakaato.

Dawalada somaliland aya qoranaysa askar cosub oo police ah, sida la sheegaya waxaa loo qaybiyay qabaayilka dega gobolada. Police ka Cusub Ayaa la qorayaa sidan ayaana Loo qeybiyey :


1.Maroodi-jeex 70Askari



2.Togdheer 70 askari


3.Sool 70 askari


4.Sanaag 70 askari


5.Awdal 70 askari


6.Saaxil 40 askari


Tootalka guud 390 askari

Habka saami qaybsiga beelaha gobol walba waa tan:


1- gobolka maroodijeex 70 askari


Sacad muuse 25


Ciidagale 13


Isaxaaq 12


Arab 12


Ayuub 4


Gabooye 4


Gobolka togdheer 70 askari


Habar yoonis 30


Habar jeclo 27


Ciise muuse 10


Dhulbahanti 3


Gobolka sanaag 70 askari


Habaryoonis 42


Harti 20


Habarjeclo 8


Gobolka Saaxil 40 askari


Ciise muuse. 25


HY muuse cabdalle 10


Habarjeclo 5


Gobolka Sool 70 askari


Dhulbahanti 44


Habarjeclo 16


Habaryoonis 10


Gobolka Awdal 70 askari


Samaroon 50


Ciise 20


Tootalka qabaayilka 390 askari cosub


Garxajis 117


Harti 67


Habar awal 60


Habarjeclo 56


Samaroon 50


Ciise 20


Arab 12


Ayuub 4


Gabooye 4


Qore mukhtar cilmi


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...