Hogaamiye Muuse Biixi Iyo Haldoorka Somaliland Oo Ka Qayb Galay Aaska Marxuun Axmed-Yaasiin Xaaji Abu-site+Sawiro

0
Tuesday January 28, 2020 - 16:25:57 in News by
  • Visits: 3859
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hogaamiye Muuse Biixi Iyo Haldoorka Somaliland Oo Ka Qayb Galay Aaska Marxuun Axmed-Yaasiin Xaaji Abu-site+Sawiro

    Hogaamiye Muuse Biixi Iyo Haldoorka Somaliland Oo Ka Qayb Galay Aaska Marxuun Axmed-Yaasiin Xaaji Abu-site+Sawiro

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hogaamiye Muuse Biixi Iyo Haldoorka Somaliland Oo Ka Qayb Galay Aaska Marxuun Axmed-Yaasiin Xaaji Abu-site+Sawiro


Hargeysa(HWN):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qaybgalay Aas ballaadhan oo xabaalaha Sheekh Cumar ee duleedka Caasimadda Hargeysa loogu sameeyey Marxuum Axmed-yaasiin Xaaji Cabdilaahi Abu-site oo xalay geeriyooday.

Image may contain: 6 people, crowd and outdoor

Image may contain: 4 people, people standing and outdoor
Image may contain: 1 person, standing and outdoor
Image may contain: 6 people, people standing
Image may contain: 5 people, people standing and outdoor
Image may contain: 5 people, people standing and beard

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa waxa Aaska Marxuum Axmed-yaasiin Xaaji Cabdilaahi Abu-site kala qayb-galayshir-guddoonka golaha wakiillada, hoggaanka axsaabta qaranka, wasiirro, xildhibaanno, ganacsato iyo boqollaal kamid ah mudanta reer Somaliland, kuwaas oo marxuumka Eebbe uga baryey inuu jannooyinkiisa ku casuumo, ehelka iyo qaraabadana samir iyo Iimaan u rajeeyey.


Xubno kamid ah madaxda qaranka oo hadalka u kala dambeeyey, ayaa ku dheeraaday Xusuusta marxuumka iyo guud ahaanba qoyska reer Abu-site ee uu kasoo jeeday oo taariikh dheer ku leh Somaliland, waxana ay Eebbe uga rajeeyeen inuu jannooyinkiisa ku casuumo.


Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa isaguna dhankiisa marxuumka ku tilmaamay haldoor ku dayasho mudnaa oo ka baxay bulshada reer Somaliland, islamarkaana safka hore kaga jirey ka qaybqaadashada arrimaha khayriga ah, isaga oo Eebbena uga baryey inuu janneeyo.

Image may contain: 5 people, people standing
Image may contain: 6 people, people standing
Image may contain: 7 people, people standing
Image may contain: 3 people
Image may contain: 3 people, people standing and outdoor
Image may contain: 3 people, outdoor

Marxuum Axmed-yaasiin Xaaji Cabdilaahi Abu-site, ayaa kamid ahaa dadka caanka ah ee reer Somaliland, isaga oo ka soo jeeday qoys taariikh dheer ku leh ganacsiga iyo arrimaha Khayriga ah ba.

Image may contain: 4 people
Image may contain: 3 people, people standing
Image may contain: 1 person
Image may contain: 7 people, people standing, crowd, tree, sky and outdoor
Image may contain: 4 people, people standing and outdoor
Image may contain: 4 people, people standing and suit
Image may contain: 3 people
Image may contain: 3 people, people standing and outdoor

Wa Bilaahi Tawfiiq

Loading...
Loading...