Cimilada Magalooyinka Somaliland Oo Isu Bedeshay Qabow Iyo Roob

0
Monday January 27, 2020 - 16:19:31 in News by
  • Visits: 3169
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Cimilada Magalooyinka Somaliland Oo Isu Bedeshay Qabow Iyo Roob

    Cimilada Magalooyinka Somaliland Oo Isu Bedeshay Qabow Iyo Roob

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Cimilada Magalooyinka Somaliland Oo Isu Bedeshay Qabow Iyo Roob


Hargeysa(HWN):-Cimilada magaalooyin badan oo somaliland ah ayaa isu bedeshay qabow iyo roobab aan loo baran xilligan labadii maalmood ee u dambeeyey.


Magaalada hargeysa ayaa wajahday cimilo qabow iyo roob aan badnayd oo dhedo la socoto iyadoo warbaahinta qaarkood weriyeen in diyaaradaha waaweyn ee magaalada iman jiray ay degi kari waayeen ceeryaamo darteed.



Magaalo xeebeeda berbera ayaa iyaduna heshay roobab lagu diirsaday xilli ay yareyd roobka ay magaaladaasi hesho, iyadoo magaaladuna ay gaadhay heerkulkii ugu qaboobaa sannadihii ugu dambeeyey.


Magaalooyinka Burco iyo Laascaanood ayaa iyana laga dareemay cimiladan qabow, iyadoo magaalooyinka Ceerigaabo iyo Boorama oo ahaa markii horeba kuwo xoog u qabow bishan oo kale uu qabowgii sii laba laxaadsadey.


Hadhwanaagnews

Hargeysa/office

Loading...
Loading...