'' Ahmiyadda Badda ''. W/Q: Ahmed Nour Guruje

0
Sunday January 26, 2020 - 14:44:34 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1120
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    '' Ahmiyadda Badda ''. W/Q: Ahmed Nour Guruje

    Ilahay Quraaankiisa waxa uu inoogu sheegay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ilahay Quraaankiisa waxa uu inoogu sheegay in uu inoo sakhiray gaadiidka Badaha mushaaxaya , arrintaas oo ah nimco wayn oo alle koreeye adoomihiisa ku baraarujinayay .


Arrintaas muhiimadeedana waxaa si wacan u arkaya dadyawga wax indha indheeya ee nool qarnigay 21aad ee aynu joogno , sababtoo ah , Dhaqaalaha , siyaasadda iyo waxsoosaarka aduunku imika waxa uu si toosa iyo si dadban ba ugu xidhan yahay badaha .



Hadii aad aragto Maraykanka oo Saldhigyo ku leh , Badwaynta Hindiiya sidda Saldhiga Diego Gartia , Pacific Pearl harbor , Badah cas Djabouti , Midatarenian iyo badaha aduunka oo dhan , ogsoonoow Aduunka waxaa maamusha ilahay ka sakow cidii hadba badaha maamusha .


Sidaa markay tahay , Qiimaha Somaliland wuxuu ku xidhan yahay hadba siday u muujiso awoodeeda ka faaidaysi ee Badda Istraajiga ah ee alle ku manaystay .


Sidaa darteed , waxaa muhiima in Somaliland dhisato ciidan badeed oo ku qalabaysan aqoon iyo farsamo si ay ugu cadgoosato saamaynta ay ku yeelato marinka mashquulka badan ee hormara .


W/Q: Ahmed Nour Guruje

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...