Madaxawayne Xaaf Oo Magacaabis Sameeyay

0
Sunday January 26, 2020 - 08:36:06 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1722
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxawayne Xaaf Oo Magacaabis Sameeyay

    Madaxweynaha Galmudug, Axmed Ducaale Geelle (Xaaf)

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Galmudug, Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa waxaa uu magacaabay Taliyaha Amniga ee Gobolka Mudug iyo Kuxigeenkiisa.

 

Madaxweynaha ayaa wareegto uu soo saaray wuxuu Gaashaanle Duraan Abshir Xaash ugu magacaabay Taliyaha Amniga ee Gobolka Mudug, halka Dhamme Mahad Axmed Warsame uu ugu magacaabay inuu noqdo Taliye Kuxigeenka Amniga ee Gobolka Mudug.



Loading...
Loading...