Dalalka Afrika Galbeed Oo Lacag Gaar Ah Samaystay ECO ,2aad

0
Sunday January 26, 2020 - 07:17:27 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 986
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dalalka Afrika Galbeed Oo Lacag Gaar Ah Samaystay ECO ,2aad

    Laakiin waqtigii wuu isbedelay (time have change )

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Laakiin waqtigii wuu isbedelay (time have change )

  waxaana dhacdaa loogu yeedhay (monetary ransome) fidyadii maxbuuska laga qaadayey oo loo la jeeday baada uu faransiisku qaadanyey, taas ooo aan lahayn waxa (data) wax caydymaa  oo qiim leh oo ay leeyahiin dalalkaas  afrikankaa ee kaydkoodii  ay qaadanaysay  ama ku dhacaysay qasnada dowlada faransiisku (French treasury ) inta ka badan 70 sano,

Wali se gumaysiga faransiisku wuu ka sii macaashayaa arikaas ,sida cadana ee la sheegayna dalka Ivory coast kaydkiisu waxa uu gaadhay marka la isgu geeyo, $6 billion  sandkii oo 2018kii

Hadab qorshan cusub ee dalalka galbeedka afrika , ee midoobida lacagtan waxay sii  socon  doontaa in ay joojiyaan lacagtii euro da ahyd inta ay hirgalayso  lacagta ECO, laakiin dowlada faransiisku mataladeedu ma sii jiri karto I badan ,mana sii shaqan doonaaan gudida Banka dhexe  ee dowlada faransiisku,

Laakiin nidaamka lacageed ee gumaysiga frasiisku ee dalka galbeedaka afrika way sii shaqayn doontaa ,  caadifada  lagu diidan yahayna sare ayey u sii kacaysay dhamaan gobolka oo dhan, in kasta oo ciidanka faransiiska lagu soo dhaweeyey Mali sandkii 2013kii ,hadan wali waxaa jira diidmo qayaxan, calanka farasiiskana waxaa lagu gubaa dariiqyada gobolka oo dhan, taas oo loo arko in uu faransiisku yahay  gumaysiga cusub (neocolonialism.) ee baryahan ay dareemeen dhamaan caalamku,

Mar uu hadlaayey xubin horumaridta dhaqaalaha ee dalka Senegalese (Ndongo samba sylla) waxaa uu yidh I " guud ahaan CFA franc waxay  shiiqisay  dhaqaalah dalalkii uu gumaysanayey ,waan howgal siyaasadeed oo uu doonanay in uu ku (control ) dhaqaalaha Africa iyo siyaasadeedaba, iyo waliba dhibaato uu soo gaddhsiinaayo korodh dhaqaalaha ee qaarada Afrika, in kastoo fransiiska iyo yurub aaliyaadka ay hogaaminayeen waqtigii gumaysiga ee hore ,hadan wali wax muhiim ah oo isbedelay ma jiro,

Hadab dib u habatnta CFA franc way socotaa ,lakiin maxaa kale oo dalalkani Afrikaankii ay ka  qaban karan sidii u hubin lahaayeen  aaliyaadka gumaysinimo (colonialism) in ay si wanaagsan ugu gudbaan ,side bayna u dhisi karaan xoriyad run ah oo la cageed ( free monetary ) iyo (fiscal policay ) iyo waqti lacageedka  , maxaa yeelay wali waxaa socda soo gabo gabaynta gumaysigii (decolonization)

Sikastaba ha ahaatee goaanka ugu wayni waxa uu yahay  abuurida lacag xor ah, oo dal kastaa leeyahay, iyo ilaalinta lacagta lagu midoobay (monetary union ) ,amab ay sii jirto  lacagta uu franch samaystay, mar horeba   ,sideeda dal ee afrikada galbeed ee samystay dhaqaalaha midkaa waxaa  dhib ku ahayd sidii ay ugu guuri lahaayeen franka fransiiska una midayn lahaayeen siyaasadoda iyo waqti xisaabeedkooda  wada jira, taas oo aan saamaynayn EU siyaasadooda lacagta (monetary plicy ) iyo deganaanshaha lacagta  euro da, waxaa kale oo midowga dalalka galbeedka afrka keenaysaa in la qaabeeyo lacagta eco iyo  sidii ay u guulaysan lahayd amaba u fashilmi lahayd,

By: khaddar adam aw muuse

[email protected]


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...