Safiirka Denmark Oo Shaacisay Wakhtiga Uu Muuse Biixi Ugu Sheegay In Doorashadu Dhacayso

0
Saturday January 25, 2020 - 19:58:04 in News by
  • Visits: 4270
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Safiirka Denmark Oo Shaacisay Wakhtiga Uu Muuse Biixi Ugu Sheegay In Doorashadu Dhacayso

    Safiirka Denmark Oo Shaacisay Wakhtiga Uu Muuse Biixi Ugu Sheegay In Doorashadu Dhacayso

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Safiirka Denmark Oo Shaacisay Wakhtiga Uu Muuse Biixi Ugu Sheegay In Doorashadu Dhacayso


Hargeysa(HWN):-Safiirka Denmark danjire Mette Knudsen oo iyadoo hoggaaminaysa xubno kale socdaal ku timid Hargeysa, ayaa rajo wanaagsan ka muujinay inay doorashooyinka Somaliland ee muddo dhaafay qabsoomaan sanadkan 2020.




Qoraal ay twitterka ku baahisay, waxay ku sheegtay inay Madaxweyne Biixi iyo dhinacyo kale oo ay la kulantay ka aragtay natiijo wanaagsan oo qabsoomida doorashooyinka ah, waxaanay tidhi "Qodobka kullanada aan maalmahan ku lahaa Somaliland waxa uu ahaa doorashooyinka. Madaxwayne Muuse Biixi iyo dadkii kale ee aan la kulmay waxa ay si cad u cabireen inay doonayaan inay arkaan In doorashooyinku dhacaan sanadka 2020. Sidoo kale waxa cad inay shacabka, gaar ahaan dhalinyaradu ay sidoo kale rabitaan wayn u qabaan!” sidaas ayay ku tidhi qoraalkeeda danjire Metter Knudsen

Loading...
Loading...