Daawo Wasiirka Waxbarashada Somaliya oo si cad u sheegtay in aan lasiindoonin wax shahaado ah Ardayda Puntland

0
Saturday January 25, 2020 - 11:53:03 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 2567
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Wasiirka Waxbarashada Somaliya oo si cad u sheegtay in aan lasiindoonin wax shahaado ah Ardayda Puntland

    "Puntland waa inay ummadda Soomaaliyeed la mid noqotaa oo imtixaanka la galaan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Puntland waa inay ummadda Soomaaliyeed la mid noqotaa oo imtixaanka la galaan

Cabdullaahi Goodax Barre Wasiirka waxbarashada Soomaaliya ayaa sheegay in dowladda dhexe ee Soomaaliya aysan siin doonin Shahaahada dugsiga Sare hadii aysan galin Imtixaanka dowlada dhexe ee Somaaliya Ardayda MaamulkaPuntland.



HALKAAN GUJJI OO DAAWO



Loading...
Loading...