Maxaa looga hadlayaa kulanka Golaha Aqalka Sare?

0
Saturday January 25, 2020 - 11:51:03 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 1159
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxaa looga hadlayaa kulanka Golaha Aqalka Sare?

    Xildhibaanada ayaa dood adag ka lahaa maalmihii lasoo dhaafay Sharciga

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaanada ayaa dood adag ka lahaa maalmihii lasoo dhaafay Sharciga

Xildhibaannada Aqalka sare ee Soomaaliya ayaa Maanta waxaa la filayaa in Kulankoodii Caadiga ahaa ay ku yeeshaan Xaruntooda Magaalada Muqdisho.


Ajendaha Kulanka Aqalka Sare ee Maanta ayaa ah Hindise-Sharciyeedka duulista hawadda.


Xildhibaanada ayaadood adag ka lahaa maalmihii lasoo dhaafay Sharciga Duulista Rayidka ee Hawada.



Xildhibaananada Aqalka Sare ayaa xalay lagu wargeliyay in Maanta oo Sabti ah uu jiro kulanka Baarlamaanka,isla markaana ay soo xaadiraan .


 

Loading...
Loading...