Gudoomiyaha Golaha Shacabka Oo La Kulmay Safiirada Beesha Caalamka Iyo Waxyaabaha Ay Ka Wada Hadleen

0
Thursday January 23, 2020 - 17:20:13 in News by
  • Visits: 1674
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiyaha Golaha Shacabka Oo La Kulmay Safiirada Beesha Caalamka Iyo Waxyaabaha Ay Ka Wada Hadleen

    Gudoomiyaha Golaha Shacabka Oo La Kulmay Safiirada Beesha Caalamka Iyo Waxyaabaha Ay Ka Wada Hadleen

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Oo La Kulmay Safiirada Beesha Caalamka Iyo Waxyaabaha Ay Ka Wada Hadleen


Muqdisho(HWN):-Gudoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxamaan ayaa maanta Magaalada muqdisho kula kulmay Wakiilo ka socda UN-ka, AMISOM iyo Ambassadorada Copenhagen Group.




Kulanka ayaa labada dhinac waxaa ay uga wada hadleen Doorashada la filayo in ay ka dhacdo Dalka Soomaaliya 2020 -2021 iyo xoojinta wadashaqeynta labada dhinac ee la iriira arrimaha doorashooyinka.


Guddoomiyaha Golaha Shaabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxamaan ayaa madaxdii uu la kulmay ka codsadey inay dowladda Soomaaliya kala Shaqeeyaan sidii u qabsoomi laheyd doorashada dalka.


Madaxda ka socotay Qaramada Midoobey iyo AMISOM ayaa sheegay in ay Soomaaliya ka caawin doonaan sidii ay doorasho uga dhici laheyd dalka, ayna diyaar u yihiin iney arrimahaas kala shaqeeyaan DF.


Loading...
Loading...