Labada Xisbi Mucaarid Oo Wada Jir Ula Kulmay Safiirka Denmark Ee Somaliya

0
Thursday January 23, 2020 - 15:55:35 in News by
  • Visits: 2115
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Labada Xisbi Mucaarid Oo Wada Jir Ula Kulmay Safiirka Denmark Ee Somaliya

    Labada Xisbi Mucaarid Oo Wada Jir Ula Kulmay Safiirka Denmark Ee Somaliya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Labada Xisbi Mucaarid Oo Wada Jir Ula Kulmay Safiirka Denmark Ee Somaliya

Hargeysa(HWN):-Hoggaanka Labada Xisbi Mucaarad ee WADDANI iyo UCID waxa ay maanta hadhimo sharafeed la qaateen Safiirka Dawladda Denmark u qaabilsan Soomaaliya Amb Mette Knudsen iyo Kuxigeenka Safiiradda Amb Nina Berg, kulankan oo ay labada Xisbi iyo Safiiraddu kaga wada hadleen dedaaladda loogu jiro qabsoomidda Doorashooyinka is barkan ee Golaha Wakiilada iyo Golayaasha Deegaanka iyo sidii xal looga gaadhi lahaa muranka Komishinka ee hadda taagan.



Hoggaanka labada Xisbi Mucaarad iyo Safiirradu waxa uu socday kulankoodu dhowr saacadood, iyaga oo isla meel dhigay baahida loo qabo in la helo golayaal aan muddo dhaaf ahayn, ugu dambeyn Hoggaanka Xisbiyada Mucaaradka iyo Safiirradu sida oo kale waxa ay ka wada hadleen guud ahaan xadhiga sii badanaya ee Siyaasiyiinta iyo saxafiyiinta lagu beegsanayo oo dhaawac weyn ku ah xorriyadda hadalka iyo dimuqraadiyadda dalka Somaliland.





Hadhwanaagnews

Hargeysa/office

Loading...
Loading...