Wasiirka Warfaafinta Oo Jawaab Adag Ka Bixiyey Hadalkii Cabdiraxmaan Guulwade

0
Thursday January 23, 2020 - 12:21:26 in News by
  • Visits: 2886
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Warfaafinta Oo Jawaab Adag Ka Bixiyey Hadalkii Cabdiraxmaan Guulwade

    Wasiirka Warfaafinta Oo Jawaab Adag Ka Bixiyey Hadalkii Cabdiraxmaan Guulwade

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Warfaafinta Oo Jawaab Adag Ka Bixiyey Hadalkii Cabdiraxmaan Guulwade


Hargeysa(HWN):-Wasiirka Warfaafinta Somaliland Ahna Afhayeenka Xukuumada Sulayman Yusuf Koore Oo Ka Hadley Arinta Ka Soo Yeedhay Taliye Cabdiraxmaan Guulwade .


Wasiirka Oo Hada La Hadlaya Waraabinta Ayaa Hadlkasi Ka Soo Yeedhay Taliye Cabdiraxmaan Guulwade Ka Taciyey Shacabka Somaliland Waxanu Yidhi.



" Farmaajo Marka Uu Ninkaas U Magacaabey Wadahadalada Somaliland Waxa Muuqatay Inaanu Jeclayn Inuu Sii Socdo Wadahadaladii Udhaxeeyay Somaliland Iyo Soomaaliya Isla Markaana Dhibtii Ay Gaysteen Waagaasi Ay Hada Dheefteedii Heleen Maydkoodina Ilaa Hada La Kale Guri Laayahay"

Waxaanu Sidoo Kale Koore Sheegay Inuu Ka Tacsiyadaynayo Shacabka Somaliland Hadalkii Ka Soo Yeedhay Cabdiraxmaan Guulwade

Hadhwanaagnews

Hargreysa/Office


Loading...
Loading...