Deg Deg :-Xildhibaan Ka Tirsanaa Golaha Wakiillada Somaliland Oo Gooriyooday

0
Thursday January 23, 2020 - 12:05:00 in News by
  • Visits: 3648
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Deg Deg :-Xildhibaan Ka Tirsanaa Golaha Wakiillada Somaliland Oo Gooriyooday

    Deg Deg :-Xildhibaan Ka Tirsanaa Golaha Wakiillada Somaliland Oo Gooriyooday

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Deg Deg :-Xildhibaan Ka Tirsanaa Golaha Wakiillada Somaliland Oo Gooriyooday


Hargeysa(HWN):-Alle ha u naxariiste waxa saaka geeriyooday Xildhibaan Ahmed Abdi Kaahin (Casood) oo ka tirsanaa mudaneyaasha golaha wakiillada Somaliland.


Geerida Xildhibaan Ahmed Abdi Kaahin (Casood) waxa xaqiijiyay wasiirka wasaaradda gaashaandhigga Somaliland Mudane Cabdiqani Maxamuud Caateeye (Fariid).

Alle ha u naxriista xildhibaan ax,ed cabdi kaahin ayaa hore u soo qaabtay xilka wasiirka ciyaarah xukuumadai madaxweyne axmed siilanyo intanu noqon xildhibaan ka tirsan golaha wakiilada Somaliland

Alle ha u naxariuste Xildhibaan Ahmed Abdi Kaahin (Casood) oo ka mid ah mudaneyaasha laga sok doorto gobolka Salel ee galbeedka Somaliland.

Hadhwanaagnews

Hargeysa/office


Loading...
Loading...