Cable Ka Djabouti Wado Ee Africa Ku Wado Waa Horumar Sida Business Kaadduunku U Xisaabtamaan Ha Loola Xisaabtamo.

0
Thursday January 23, 2020 - 08:22:12 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1085
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Cable Ka Djabouti Wado Ee Africa Ku Wado Waa Horumar Sida Business Kaadduunku U Xisaabtamaan Ha Loola Xisaabtamo.

    Cable ka Djabouti Africa ku wado ee international business

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Cable ka Djabouti Africa ku wado ee international business
ka  ah yaan si savage nimo ah la isu hortaagin sida ay dawladaha kaleba ula macaamilaan ha loola macaamilo oo khubaro  khasaaraha iyo faaiidada ugu jirta SOMALILAND  ka baaraandegtay ha shiilaan arinta.  Wax kasta  oo baayacmushtari ah oo SOMALILAND  soo maraa waa investement heshiisbaana la gelaysaan dawlad kasta oo business keedu xaduudda Soo galaan hadday  Djabouti leedahay Mogadisho ayaa Berbera noo ogolaatay oo SOMALILAND waxba weydiinmayno waa another case  laakiin arinta international deal ha laga dhigo oo xildhibaan iyo Suldaan iyo baaq loona baahna. DHABOUTI Toban shay oo ay inoogu hab rato ayey nu u baahanay  oo cable kani u horreeyo waayo in badan bay siyaasad ahaan ka soo horjeedday Mogadishona ay taageersanayd markaa SOMALILAND  bay isxigaan Djibouti oo ay u baahantay laakiin garanmsyso. Waxaan  soo jeedinayaa Djibouti shirkadaheedu ha yimaaddaan SOMALILAND dadkana ha shaqaalaysiiyaan oo caloosha Somaliland hasoo wada gasho dabadeed dhaqankeeda siyaaasadeed ee soo jireenka ah ee ay SOMALILAND kaga soo horjeedo isbedelbaa ku imanayaa. Waxaa lagu qasbi karaa in ay konton kun oo passport keeda siiso oo ardayda jaamacadaa SOMALILAND ka baxay oo dunida u shaqo taga. Wax walba yaan lagu boodin ilayn SOMALILAND maaha gabadh maxajabada  oo hadday cidi u timaadda garcanaysa e , cableka  ha soo mariso super markets halka samaysato wadanka inaga shaqaalahaa inoo daran. Baayacmushtariga ha la socodsiiyo waxaa Ina waalay dhagax baa meel la dhigay iyo Commission iyo wax aan sakaaro la biirsan.


Waxaana waxaa inoogu wacan labada Baarlamaan ee  faasiday xaaraamo cune oo midh midh mooyee dad aan  aqoon lahayn ah fakhrina la baqaya oo wadankii la  hadhay.  Iyo Madaxweyne kordhin uun doonaaye. Madaxweyne kasta markuu shantiisa sano dhammaysto hal million ha la siiyo oo kordhis ka bedela iyo  shahaado sharaf. 

M Bashe

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...