Dadkaa Ii Wada Bahdilan Baraaruji Kii Damcow Aday Kugu Beegantahay

0
Thursday January 23, 2020 - 08:18:49 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1107
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dadkaa Ii Wada Bahdilan Baraaruji Kii Damcow Aday Kugu Beegantahay

    Asalaamu calaykum waraxmatulaahi wabarkaatuh

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Asalaamu calaykum waraxmatulaahi wabarkaatuh

waxaan halkan ka salaamayaa dhamaan bahwaynta ku xidhan war baahiyaha Hadhwanaagnews  waxaan jecelahay inaan maanta qormadaydan kusoo gudbiyo xaalka uu maraayo dalkeenii taasoon warkeeda kawada dharagsanahay caruur iyo ciroolaba hadaba markaanu shar ka bad baadnaba waxaanu faraha la galnaa mid ka daran Xaaji Muse taladii dalka waa uu la abraaray waanay ku sina balaadhatay arinkiisuna waxa uu isugu soo ururay labadan tuduc oo aan ka soo qaatay maanso loo tiriyey rajiimkii ina Siyaad Bare laakiin aan isaga uun ku koobnayne mar walba u taagan cida wadadiisii qaada waxa uu yidhi (Dadkaa ii wada bahdilan baraaruji kii damcow aday kugu beegantahay ninkii wax bidhaansadow balaayada aragoo dhaaf) waxaan filayaa qoraalkaa kooban fariidna waa fahmayaa doqona waa yeelkadii

 

[email protected]


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...