Warsaxaafadeed : Waddankaagu Waa Hugaaad Huwantahay Ee Ha Dayacin

0
Thursday January 23, 2020 - 08:15:19 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 923
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Warsaxaafadeed : Waddankaagu Waa Hugaaad Huwantahay Ee Ha Dayacin

    Bismillaahi Arramanirraxeem.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Bismillaahi Arramanirraxeem.

Dhammaan ummadda reer Somaliland iyo warbaahintooda waxaanu idin leenahay Asalaamu calaykum wa raxma tullaah wa barakaatuh

 

Warsaxaafadeed ka soo baxay odayaasha musdambeedka jaaliyadaha reer Somaliland ee deggen, carriga ingiriiska kuna saabsan waddankaagu waa huga aad huwantahay ee ha dayacin

 

Wadamada hore u mariyey dadkiisa ayaa hore u mariyey oo ugu talaggalay in lagu soo hirto oo aan laga hayaamin kana runsheegay

Sidaas ayey horumar ku gaadheen

Sida kor ku xusan nabaddu gogoshaada  iskana ilaali cadaw aan kuu naxayn oo hore kuu soo dishooday ee dadkaagii xasuuq  ba,an u gaystay

 dalkaaga waxaa kugu qasab ah in aad dalkaaga jeclaato nin dalkiisa hore u mariye hawhanqaltaagin

 

Talo soo jeedin

1.     In la sameeyo hayad danyrta u adeegta

2.     In agoonta dayacan la dayac tiro

3.      In caddaalad lagu maamulo beelaha

4.     Beelaha  reer somliland mid noqdaan  ciidaada cidikaama xigto



Ha dhibsan dalkaaga aad u dhalatay

Hawga tagin dalkaag  cid aan u dhalan 

5.     ha loo duceeyo dalka iyo hormoodka aad doorateen 

Allaah ayaa mahad oo dhan iska leh

 

Deeq Cabdi Digale khayr ayeynu isku ognay

 

 

 [email protected]

 

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...