Wasiirka Ganacsiga Somaliland oo Si Adag uga hadlay Askari lagu Dilay gobolka Awdal

0
Thursday January 23, 2020 - 05:19:37 in News by A. Asbaro
  • Visits: 1650
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Ganacsiga Somaliland oo Si Adag uga hadlay Askari lagu Dilay gobolka Awdal

    Wasiirka Ganacsiga Somaliland oo Si Adag uga hadlay Askari lagu Dilay gobolka Awdal

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Ganacsiga Somaliland oo Si Adag uga hadlay Askari lagu Dilay gobolka Awdal
Hargaysa(HWN):-Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga, Wershadaha iyo Dalxiiska Somaliland Maxamuud Xasan Sacad (Saajin), ayaa si adag uga hadlay Askari lagu dilay gobolka Awdal, waxaanu digniin iyo farriimo is-barkan u diray Beelaha Reer Awdal, gaar ahaan beesha uu isagu ka soo jeedo oo uu tilmaamay inay masuuliyadda dilkaas wax ku leedahay.

Wasiirka oo ka mid ah Wefti uu hoggaaminayo Guddoomiye Ku-xigeenka koowaad ee Golaha Wakiillada Somaliland oo Boorame u tegay hawshaas iyo kuwo kale, ayaa Kulan uu waftigu la yeeshay Odayaasha Reer Awdal hadal uu ka jeediyey waxa uu ku sheegay inaan loo baahnayn in beelo gaar ahi balaayo ka huriyaan gobolka Awdal, isla markaana ay nabadgelyo-darro sameeyaan, waxaanu sheegay in tallaabo adag laga qaadi doono cid kasta oo fal amni-darro abuurta.


Hadhwanaagnews,Office
Hargeisa,Somaliland

Loading...
Loading...