'' Guul-Wadde Wuu Hagaagsanaa ''.

0
Wednesday January 22, 2020 - 18:30:00 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1815
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    '' Guul-Wadde Wuu Hagaagsanaa ''.

    Cabdiraxmaan Guulwadde haduu yidhi xasuuqii laggu

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Cabdiraxmaan Guulwadde haduu yidhi xasuuqii laggu
gumaaday ciidmadii dawladii soomaaliya ee isir ahaan somaliland kasoo jeedey , caruurtii ,waayeelkii iyo dadwaynihii,isla markaana uu deedafeeyey xaquuqda maytidaa xaqdaradda laggu laayey, wuu hagaagsanaa laba sababoodba .

1- Marka horrebe Guul-wadde wuxuu ka mid ahaa Taliskii gaystay gumaadkaa ee gacan ku dhiiglaha ahaa .



2- Marka labaadna wuu hagaagsanaayoo wuxuu la hadlayay kuwii Prof sheeganayay ee maalintii dhawayd sheegayay in ay u hiloobeen meeshii waxaasi joogaan , waxaanu ina tusayay aqoonta iyo garaadka kuwaasi u hiloobeen .

 

W/Q: Axmed Nuur Guruje.

 

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...