Jananku Waa Doqon

0
Wednesday January 22, 2020 - 18:26:52 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1493
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Jananku Waa Doqon

    22 / 1 / 20 Jananku fariid maaha Keene iyo kordhiye

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

22 / 1 / 20 Jananku fariid maaha Keene iyo kordhiye

Keene. Waaryaa kordhiye saaxiib ma dhegaysanaysay

Oday weyn allaa weyne oo lalahaa waa janan oo yidhi

Siyaad bare inuu duqeeyo waqooyiga way haboonayd

Waar rag nin badanaa, tanna mawsoo joognay,

 

Kordhiye, saaxiib waan dhegaystay dabeed kamaan xanaaqin

Waayo waxaan arkay inuu nacas yahay,

Sabatoo ah ayadoo manta ay doonayaan siday inoo maslixi

La haayeen oo mar labaad umidoobi la hayn taasoo weliba

Aan dhacayn hadana wakhtigan intuu soo fadhiisto war baahin

Inuu ka madhaaciyo waxay caddaynaysaa inuu sirqo weyn yahay

Waxaanu uquus gooyay ku weli ushaqo doonana ya iyo kuwa

Ka tirsan golayaashooda.

Faaladaana ku khasaara.ah

 

Guuleed liibaan  snm1710@ live.com,uk


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...